score
float32 1.04
1.25
⌀ | Somali
stringlengths 10
499
| Tumbuka
stringlengths 10
500
⌀ |
|---|---|---|
1.249472
|
Bilaatos wuxuu ku yidhi, Waardiyayaal baad leedihiin.
|
Pilato wakati kwa iwo: "Muli nawo ŵalinda.
|
1.248854
|
Waxaan kaa dhigi doonaa iftiinka quruumaha,
|
Nakwimikaso kuŵa ungweru ku ŵamitundu,+
|
1.248657
|
see, Maalintuna Eebe agtiisa waxay la mid tahay Kun sano 00 waxa la Tiriyo ah.
|
mwaliyowaka aliyowaka waliyowaka uliyowaka iliyowaka liliyowaka yaliyowaka kiliyowaka viliyowaka iliyowaka ziliyowaka uliyowaka kuliyowaka paliyowaka muliyowaka
|
1.248638
|
Oo boqorkii iyo addoommadiisii erayadaas oo dhan maqlay midkoodna ma cabsan, oo dharkoodiina ma ay jeexjeexin.
|
Themba na ŵateŵeti ŵake wose ŵakapalura yayi malaya ghawo ŵati ŵapulika mazgu ghose agha.
|
1.247961
|
Laakiin hadday tahay Bacal, isaga raaca.
|
Kweni usange ni Baala, mulondezgani.
|
1.247646
|
Ma nafsaddaadaad waxyaalo waaweyn u doondoonaysaa?
|
Kweni iwe ukujipenjera vinthu vikuru.
|
1.247445
|
Sabh đookhan ko hanŧŧaa sabh sookhan ko đaaŧaa hari preeŧam gun gaaõu __1__ rahaaū __
|
Mai ŧani âvagañ ēŧaɍe khasamu na phere chiŧu __3__
|
1.246946
|
Laakiin waxaan idinku leeyahay, nin yeelan doonaan in ay siin account on Maalinta Qiyaame, waayo, Eray kasta oo si taxadar la'aan ay ku hadleen.
|
36 Nkhumuphalirani kuti mazgu ghose ghawakawaka agho ŵanthu ŵakuyowoya, ŵazamupatawura+ pa Zuŵa la Cheruzgo,
|
1.246483
|
9 Haddaba sidaas daraaddeed Ilaah isaga aad buu u sarraysiiyey, oo wuxuu isaga siiyey magaca magac kasta ka sarreeya;
|
9 Pa chifukwa ichi, Chiuta wakamukwezga pa malo ghapachanya+ na kumupa zina ilo lili pachanya pa zina linyake lililose,+
|
1.24647
|
(Sefanyaah 2:3) Goormay waxan dhici doonaan?
|
(Zefaniya 2:3) Kasi ivi vizamuchitika pawuli?
|
1.245909
|
61Waxay ku yidhaahdeen, Xigaalkaaga kuma jiro qof magacaas loo bixiyey.
|
61 Ŵakati kwa iyo: "Palije mubali wako uyo wakuchemeka na zina ili."
|
1.245757
|
14 Markaasuu wuxuu yidhi, Bal yaa amiir iyo xaakin nooga kaa dhigay?
|
14 Iyo wakati: "Kasi ni njani wakwimika iwe kuŵa karonga na mweruzgi withu?
|
1.245432
|
Anigu waa aqaan, waayo, isagaan ka imid, wuuna i soo diray.
|
Ine nkhumumanya, chifukwa ndine mwimiliri wakufuma kwa iyo, ndipo ndiyo wakanituma."
|
1.244801
|
40 waayo, Ilaah wuxuu hore u arkay wax ka wanaagsan oo inagu saabsan, inaan la'aanteen iyaga kaamil laga dhigin.
|
40 pakuti Chiuta wakawonerathu chinthu chiwemi chomene chakuti watipe,+ mwakuti iwo ŵaleke kuŵa ŵakufikapo kwambura ise.
|
1.244624
|
Masiixa miyaanay waajib ku ahayn inuu waxaas oo dhan ku silco oo uu ammaantiisa galo?
|
Asi chikaŵa chakwenelera kuti Khristu wakomwe na vinthu ivi na kunjira mu uchindami wake?"
|
1.243975
|
Miyaanan anigu toban wiil kaaga wanaagsanayn?
|
Asi ine nkhuluska ŵana ŵanalume 10 kwa iwe?"
|
1.24394
|
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.
|
Baibolo likuti: 'Buku la chikumbusko la awo ŵakopa Yehova na awo ŵakughanaghanira zina lake likalembeka pamaso pake.' - Mal.
|
1.24348
|
Waayo, iyagu waxay ku odhan: Rabbigu ma na aragtaan.
|
Pakuti ŵakuti: 'Yehova wakutiwona yayi.
|
1.243184
|
Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo.
|
'Kasi mukamanyanga yayi kuti nkhwenera kuŵa mu nyumba ya Ŵadada?'
|
1.243156
|
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.
|
"Buku la chikumbusko la awo ŵakopa Yehova na awo ŵakughanaghanira zina lake likalembeka pamaso pake."
|
1.242872
|
"Ogaada, waxaan idiin keenay WAR WANAAGSAN oo leh farxad weyn oo u ahaan dadka oo dhan.
|
Wonani, nkhumuphalirani makani ghawemi gha chimwemwe chikuru icho ŵanthu wose ŵaŵenge nacho.
|
1.242724
|
Laakiin hadda waa ay arkeen oo aniga iyo Aabbahayba way neceb yihiin.
|
Kweni sono ŵawona na kunitinkha ine kweniso ŵatinkha Adada."
|
1.242681
|
4 oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.
|
4 Ŵazamuwona chisko chake,+ ndipo zina lake lizamuŵa pa visko vyawo.+
|
1.242665
|
Sababtaas daraaddeed waxaan ugu jilba joogsadaa Aabbaha hortiisa,
|
Chifukwa cha ichi ndigwadira Atate wa Ambuye wathu Yesu Khristu,
|
1.242555
|
56 Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?
|
56 Asi ŵadumbu ŵake wose ŵali na ise?
|
1.242548
|
Qoraalka wuxuu yiri: "Tanu waa nolosha weligeed ah inay ku gartaan, adoo ah Ilaaha runta ah oo keliya, iyo inay gartaan Ciise Masiix, kii aad soo dirtay.
|
Yesu wakati: 'Kuti ŵaŵe na umoyo wamuyirayira, ŵakwenera kumumanyani imwe Chiuta waunenesko yekha, ndiposo Yesu Khristu, mweneuyo mukamutuma.'
|
1.242491
|
11 Oo markaas ninku wuxuu odhan doonaa, Hubaal kii xaq ahu abaalgud buu leeyahay;
|
11 Penepapo ŵanthu ŵatenge: "Nadi, njombe ya murunji yiliko.+
|
1.241291
|
42 (waayo, waxay maqli doonaan magacaaga weyn, iyo gacantaada xoogga badan, iyo cududdaada fidsan) markuu yimaado oo uu u soo tukado gurigan xaggiisa,
|
42 (pakuti ŵapulikenge vya zina linu likuru,+ woko linu lankhongono na mkono winu wakunyoloskeka), ndipo wakwiza na kulomba kulazga ku nyumba iyi,
|
1.240881
|
43 Xaggee waxanu iiga yimaadeen in Sayidkayga hooyadiis iigu timaado?
|
Ndine njani ine kuti mama wa Fumu yane wize kuzakanichezgera?
|
1.240382
|
Laakiin hadday tahay Bacal, isaga raaca.
|
, 1Ma 18:21 usange ni Baala, mulondezgani
|
1.239979
|
Jidka nabadda ma yaqaaniin.
|
ndipo njira ya mtendere sayidziwa."
|
1.239453
|
30 oo waxaad tidhaahdaan, Haddii aannu waagii awowayaashayo joogi lahayn, annagu kala ma aannan qayb galneen kuwii dhiigga nebiyada qabay.
|
30 ndipo mukuti, 'Tiŵengeko mu mazuŵa gha ŵasekuru ŵithu, mphanyi tikathiskira nawo lumoza chara ndopa za zintchimi.'
|
1.239117
|
Mar kale maan arki doona kuwii naga dhintay aan jecleen?
|
Kasi ŵabwezi ŵithu awo ŵali kufwa tizamuŵawonaso?
|
1.238532
|
Waayo, magaca Ilaaha waa lagaga caytamaa quruumaha dhexdooda idinka daraaddiin, sida qoran.
|
Monga kwalembedwa, "Dzina la Mulungu likuchitidwa chipongwe pakati pa a mitundu ina chifukwa cha inu."
|
1.238262
|
Waxay tahay qayb aad u muhim ah oo ka mid ah caabudaaddeenna.
|
Ntchigaŵa cha kusopa kwithu. - Heb.
|
1.238087
|
Oo sidaas daraaddeed iyagu dadkaygii iigu ahaadaan, oo aniguna Ilaahooda baan ahaan doonaa.
|
Apo ndipo ŵaŵenge ŵanthu ŵane ndipo ine niŵenge Chiuta wawo."'
|
1.237915
|
Ninna ma arkin Ilaah marnaba waayo ruux buu yahay.
|
Palije munthu uyo wali kuwonapo Chiuta, chifukwa iyo ni Mzimu.
|
1.237364
|
48 Idinkuna waxyaalahaas ayaad markhaati ka tihiin.
|
48 Imwe mukwenera kuŵa ŵakaboni ŵa vinthu ivi.+
|
1.237121
|
40:26 Bal indhahaaga kor u sare, oo bal arag kan abuuray waxyaalahan.
|
Baibolo likuti: ' Tumphuskani kuchanya maso ghinu, muwone: kasi uyo wakavilenga vyose ivi ni njani?
|
1.236784
|
Falimihiisana dadyowga ka dhex sheega.
|
mulengeze ntchito zake pakati pa mitundu ya anthu,
|
1.236646
|
Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Haddaba maxaad dadka u baabtiistaa haddaanad ahayn Masiixa ama Eliyaas ama nebigii?
|
Ŵakati kwa iyo: "Chifukwa wuli pera ukubatiza, usange iwe ndiwe Khristu chara panji Eliya panji Ntchimi?"
|
1.236601
|
"Waxaan u tegayaa inaan meel idiin sii diyaariyo." - Yooxanaa 14:2
|
"Nkuya mu kumipekanizizya apa kwikala." - Yohani 14:2
|
1.236451
|
Waayo, iyagu waxay ku odhan: Rabbigu ma na aragtaan.
|
Ŵakayowoya kuti: 'Yehova wakutiwona yayi.
|
1.236368
|
Oo idinkuna waa nadiifsan tihiin, laakiin dhammaantiin ma aha. "
|
Ndipo imwe mwaŵanthu muli ŵakutowa, kweni mose chara."
|
1.236353
|
10 Kan xaqa ahu wuu rayrayn doonaa markuu arko aargudashada,
|
10 Murunji wasekelerenge chifukwa wawona kuwezgera nduzga.+
|
1.236149
|
Dheh, "Ha iigu abaal sheegannina islaamiddiinna, bal Allaah baa idiinku abaal sheeganaya inuu idin ku hanuuniyay iimaanka, haddii aad run sheegaysaan."
|
Nena: "Kulowa kwanu m'Chisilamu musakuyese kuti mwandichitira ine ubwino, koma Allah ndiAmene wakuchitirani ubwino pokuongolerani ku chikhulupiliro, ngati muli owona."
|
1.235801
|
Martiqaadkan waan aqbalay.
|
Pa nyengo iyi nkhazomera.
|
1.235657
|
Rabbigu waa u dhow yahay inta isaga barida oo dhan.
|
, Sa 145:18 Yehova wali pafupi na ŵakumuchema
|
1.235373
|
Oo markii aan maqlay oo aan arkay, ayaan ku hor dhacay cagihii malaa'igtii i tustay waxyaalahan, si aan u caabudo.
|
Nkhati napulika na kuviwona, nkhajikama pasi kuti nisope panthazi pa malundi gha mungelo uyo wakanilongoranga vinthu ivi.
|
1.235298
|
Ilaah iyo maal uma aad adeegi kartaan. "
|
Vingachitika yayi kuti pa nyengo yimoza muŵe ŵazga ŵa Chiuta na Usambazi."
|
1.234941
|
Waan ka Abaal marinay Maanta Samirkoodii Dartiis, iyaga unbaana Liibaanay. (111)
|
""Ndithu Ine lero ndawalipira (Munda wamtendere) chifukwa cha kupirira kwawo; kuti ndithu iwo ndiwo opambana."
|
1.234071
|
63 Anigu waxaan wehel la ahay kuwa kaa cabsada oo dhan,
|
63 Nili mubwezi wa wose awo ŵakumopani,
|
1.233703
|
Oo kanu waa warkii aad tan iyo bilowgii maqlayseen, kaasoo ah inaynu isjeclaanno,
|
Pakuti uwu mbuthenga uwo mukapulika pakwamba, wakuti titemwanenge.
|
1.233655
|
28 Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale?
|
"Ni njani wa imwe uyo wakukhumba kuzenga chigongwe kwambura kukhala dankha pasi na kupendesera mtengo, kuti wawone usange wali na ndalama zakukwana kuti wachimalizge?
|
1.233551
|
anigoo Yuhuudda iyo Gariigta labadoodaba uga warramaya si ay Ilaah ugu toobadkeenaan oo ay u aaminaan Rabbigeenna Ciise Masiix.
|
21 Kweni nkhachitira ukaboni mwakukwana ku Ŵayuda na Ŵagiriki kuti ŵang'anamuke mtima+ na kuwelera kwa Chiuta, ndiposo kuti ŵaŵe na chipulikano mwa Fumu yithu Yesu.+
|
1.233307
|
8 Waayo, haddii Yashuuca iyagii nasiyey, Ilaah markaas dabadeed kama uu hadleen maalin kale.
|
8 Pakuti Joshuwa+ waŵenge kuti wakaŵalongozgera ku malo gha chipumulo, mphanyi pamanyuma Chiuta wakayowoyaso vya zuŵa linyake yayi.
|
1.232988
|
Ku alla kii haddaba isu hoosaysiiya sida ilmahan oo kale, kaas ayaa ugu weyn boqortooyada jannada,
|
Ntheura, waliyose uyo wajiyuyurenge nga ni mwana muchoko uyu ndiyo ni mukuru chomene mu Ufumu wakuchanya.
|
1.232872
|
Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa?
|
Ntheura, kasi pa chiwuka, wazamuŵa muwoli wa njani pa 7 aŵa?
|
1.232749
|
2 Sidaas daraaddeed cabsan mayno in kastoo dhulku beddelmo,
|
2 Lekani tiwopenge yayi nanga charu chapasi chisinthe,
|
1.232733
|
Sida wakhtigii Nuux ahaa, sidaas oo kale ayaa imaatinka Wiilka Aadanahu ahaan doonaa.
|
Wakati: "Nga umo ghakaŵira mazuŵa gha Nowa, ntheura ndimo kuŵapo kwa Mwana wa munthu kuzamuŵira.
|
1.232711
|
Xaggee waxanu iiga yimaadeen in Sayidkayga hooyadiis iigu timaado?
|
Ndine njani ine kuti mama wa Fumu yane wize kuzakanichezgera?
|
1.231835
|
Reerka Haaruunna wuu barakayn doonaa.
|
Watumbikenge nyumba ya Aroni.
|
1.231775
|
9 Dhulka oo dhammu sow kaa ma horreeyo?
|
9 Asi charu chose chili pamaso pako?
|
1.23106
|
10 Kuwa xaqa ahu markay barwaaqoobaan, magaaladu way rayraysaa,
|
10 Uwemi wa ŵarunji ukukondweska msumba,
|
1.231023
|
oo cagahana gashan isu-diyaarinta injiilka nabadda,
|
Ndipo muvwalike malundi ghinu pakunozgekera kupharazga makani ghawemi gha mtende.
|
1.230844
|
joogi doonaan dalkii Muuse idinka siiyey Webi Urdun shishadiisa,
|
Penepapo mukawelere ku charu icho muli kupika kuti mukhalengemo, charu icho Mozesi muteŵeti wa Yehova wali kumupani kumafumiro gha dazi kwa Yorodani.'"+
|
1.230735
|
Gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin?
|
Asi ŵadumbu ŵake wose ŵali na ise?
|
1.230406
|
Ama hadduu ukun weyddiisto, dabaqallooc siinaya?
|
Panji usange wakumupempha sumbi, wakumupa kalizga?
|
1.230362
|
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
|
Ndipo wazamuponoska umoyo wa ŵakavu.
|
1.230298
|
Xusuuso Abuurahaaga Inta Aad Dhallinyar Tahay
|
"Kumbuka Mlengi Wako Mukuru mu Mazuŵa gha Uwukirano Wako"
|
1.230265
|
Haddaad waxyaalahan garanaysaan, waad barakaysan tihiin haddaad yeeshaan.
|
Para mwamanya fundo izi muŵenge ŵakukondwa.
|
1.23003
|
Waayo, kibista Ilaah waa kan samada ka soo degay oo dunida nolosha siiya.
|
Pakuti chingwa cha Chiuta ni uyo wakukhira kufuma kuchanya ndipo wakupeleka umoyo ku charu."
|
1.229938
|
Wixii oo dhan waan arkay waxa Laabaan ayaa idinku sameeyey.
|
Pakuti nawona vyose ivyo Labani wakukuchitira.+
|
1.229672
|
14 In alla intii Ruuxa Ilaah hoggaamiyo, waa carruurta Ilaah.
|
14 Pakuti wose awo ŵakulongozgeka na mzimu wa Chiuta ndiwo mbana ŵa Chiuta.+
|
1.229551
|
Haddaynu sidaa u dayno, dhammaan way rumaysan doonaan isaga, oo dadka Roomana way iman doonaan, oo waxay qaadan doonaan meesheenna iyo quruunteenna.
|
Usange tikumulekelera waka, ŵanthu wose ŵapulikanenge mwa iyo, ndipo Ŵaroma ŵizenge na kupoka malo ghithu na mtundu withu wuwo."
|
1.229533
|
3 waayo, waxaad doondoonaysaan wax caddeeya in Masiixu iga dhex hadlayo, kan aan xaggiinna ku itaalka yarayn, laakiinse dhexdiinna ku xoogga badan.
|
3 Pakuti mukupenja ukaboni wakuti Khristu wakuyowoya kwizira mwa ine, Khristu uyo ngwakulopwa yayi kwa imwe kweni ngwankhongono pakati pinu.
|
1.229496
|
Malaa'igtii waxay ku tiri Maryan, 'Waad uureysan doontaa, oo wiil baad umuli doontaa, magaciisana waxaad u bixin doontaa Ciise!
|
Gabriyeli wakati: 'Uŵenge na nthumbo ndipo uzamubaba mwana msepuka ndipo uzamumuthya Yesu.
|
1.229168
|
Haah, oo maalmahaas addoommadayda, rag iyo dumarba, Ruuxaygaan ku shubi doonaa, iyaguna wax bay sii sheegi doonaan.
|
18 Mu mazuŵa agho, nizamupungulira mzimu wane nanga mpha ŵazga ŵane ŵanalume na pa ŵazga ŵane ŵanakazi, ndipo ŵazamuchima.+
|
1.229075
|
Oo kuwii dhintayna waxaa lagu xukumay sidii lagu qoray kitaabbadii ku qornaa, sidii ay ahaayeen camalkoodii.
|
Ndipo ŵakufwa ŵakeruzgika kuyana na milimo yawo iyo yikalembeka mu mipukutu.
|
1.228868
|
Guriga aabbahaa meel aannu ku hoyanno ma leeyahay?
|
Kasi ku nyumba ya awuso ghaliko malo ghakuti tikagoneko?"
|
1.22885
|
Waayo, gurigayga waxaa loogu yeedhi doonaa guriga tukashada dadyowga oo dhan.
|
Pakuti nyumba yane yichemekenge nyumba yakusoperamo ŵanthu wose."+
|
1.228486
|
Ama hadduu ukun weyddiisto, waxa uu bixin doonaa isaga dabaqallooc siinaya?
|
Panji usange wakumupempha sumbi, wakumupa kalizga?
|
1.228004
|
Idinkuna sidaas oo kale goortaad waxan oo dhan aragtaan, garta inuu dhow yahay oo albaabbada ag joogo.
|
"Para mukuwona vinthu vyose ivi, manyani kuti wali pafupi pa milyango." - MAT.
|
1.22768
|
Sidaas daraaddeed marar badan baa layga hor joogsaday imaatinkii aan idiin iman lahaa;
|
Ichi nʼchifukwa chake ine ndakhala ndikuletsedwa kawirikawiri kubwera kwa inu.
|
1.227037
|
Maxaa yeelay, ballanka waxaa leh idinka iyo carruurtiinna iyo dhammaan kuwa meelaha fog, mid kasta oo naga Rabbiga ah Ilaaha ugu yeedhay isaga si " (Acts Rasuulladu, 2:38-39).
|
39 Chifukwa layizgo+ ili ndinu na ŵana ŵinu na wose awo ŵali kutali, ndiposo wose awo Yehova* Chiuta withu wakuŵachemera kwa iyo."+
|
1.226973
|
Haddii aadan sameyn karin waxyaabo waaweyn, wax yar u samee waxyaabo waaweyn. - Napoleon Hill
|
Ngati simungathe kuchita zinthu zazikulu, chitani zinthu zazing'ono m'njira yayikulu. - Phiri la Napoleon
|
1.226714
|
Bal eeg, addoommadaydu wax bay cabbi doonaan, oo aad noqon doontaan oomman.
|
Wonani, ŵateŵeti ŵane ŵamwenge, kweni imwe muŵenge na nyota.
|
1.226557
|
23 Subax walba way cusub yihiin, daacadnimadaaduna way weyn tahay.
|
23 Mulenji uliwose lukuŵa luphya.+ Kugomezgeka kwinu nkhukuru.+
|
1.226534
|
" kuwaas waa kuwa liibaaney " .
|
ndithu, iwo ndiwo opambana."
|
1.226496
|
Oo kalluunka badduna wax buu kuu sheegi doonaa.
|
Na somba za mu nyanja zikupharazgirenge.
|
1.226432
|
Markaasaa Daa'uud ku yidhi, Bal maxaan haatan sameeyey?
|
Kweni Davide wakazgora kuti: "Kasi nanangachi?
|
1.226277
|
Sidee baan u qaban karaa weyn xumaanta iyo dembiga ka gees ah Ilaah?
|
'Ningachitirachi Uheni Ukuru Uwu na Kunangira Chiuta?'
|
1.22599
|
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, ""Oo waxaa jiray nin laba wiil lahaa.
|
Yesu wakati: "Munthu munyake wakaŵa na ŵana ŵaŵiri.
|
1.225929
|
51 maxaa yeelay, iyagu waa dadkaagii iyo dhaxalkaagii aad ka soo bixisay dalkii Masar iyo foornadii birta dhexdeeda;
|
51 (pakuti mbanthu ŵinu na chiharo chinu,+ awo mukaŵafumiska mu Eguputo,+ kufuma mukati mwa ng'anjo yakwengeramo visulo).+
|
1.225604
|
"Waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya.
|
Wakutumbikika ni munthu uyo wakupulika mazgo gha Chiuta na kughafiska.
|
1.225109
|
31:48 Laabaanna wuxuu yidhi: "Xabaashii Tani waxay noqon doontaa markhaati ina dhex yaal aniga iyo adiga maanta."
|
48 Penepapo Labani wakati: "Chiwunjiko cha malibwe ichi mbukaboni pakati pa iwe na ine muhanya uno."
|
1.224986
|
Oo i badbaadi, oo iga samatabbixi biyaha badan,
|
Nithaskani na kuniponoska ku maji ghakututuka,
|
1.224927
|
Oo ereyga Rabbiga ayay kula hadleen isaga iyo kuwii gurigiisa joogay oo dhan.
|
32 Ndipo ŵakamupharazgira mazgu gha Yehova* pamoza na wose ŵamunyumba yake.
|
1.224895
|
"Kuwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, oo weligoodna way dhex degganaan doonaan." - Sabuurradii 37:29.
|
'Ŵakunyoloka ŵazamuhara charu na kukhala mwenemumo kwamuyirayira.' - Salmo 37:29.
|
1.224771
|
Waayo, kan aan inaga gees ahayn waa inala gees.
|
Pakuti uyo wakwimikana nase chara, wali kwa ise.
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.