score
float32 1.04
1.24
⌀ | Somali
stringlengths 10
500
| Tigrinya
stringlengths 10
461
⌀ |
|---|---|---|
1.244629
|
Nin weyn buu ahaan doonaa. waxaana loogu yeedhi doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya.
|
ንሱ ዓብዪ ኪኸውን፡ ወዲ እቲ ልዑል እውን ኪብሃል እዩ፣ .
|
1.239388
|
Waayo masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo."
|
8ድኻታትስ ኲልሻዕ ምሳኻትኩም ኣለዉ፤ ንኣይ ግና ዂልሻዕ ኣይትረኽቡንን ኢኹም በሎም።
|
1.239231
|
Reerka Haaruunna wuu barakayn doonaa.
|
ንቤት ኣሮን ኪባርኻ እዩ፣
|
1.23866
|
Bal miyey kuu wanaagsan tahay inaad cidhiidhisid Oo aad quudhsatid shuqulkii gacantaada, Oo haddana aad iftiimisid kuwa sharka ah taladooda?
|
ንተግባር ኢድካ ኽትጭቊኖን ክትንዕቆን ነቲ ምኽሪ ረሲኣን ከኣ ከተብርሆንዶ ባህ የብለካ እዩ?
|
1.237524
|
Wuxuu Qorniinku odhanayaa: "Oo Ilaahna wuxuu ku xidhay iyagii."
|
እታ ጥቕሲ ኸምዚ ዝስዕብ እያ እትብል፦ "ኣምላኽ ባዕሉ እውን ምሳታቶም ኪኸውን እዩ።
|
1.230441
|
Maxaa yeelay, isaga iyo kuwii la jirayba, waxay la yaabeen kalluunkii badnaa oo ay qabteen.
|
እዚ ኸአ ንሱን ኩሎም እቶም ምስኡ ዝነበሩን በቲ ኺገፉ ኸለዉ ዝኃዝዎ ዓሣ ስለ ዝተገረሙ እዩ።
|
1.229193
|
Haddaba Bilaatos wuxuu ku yidhi, Idinku qaata, oo sharcigiinna ku xukuma.
|
ሽዑ ጲላጦስ ንስካትኩም ውሰድዎ፡ ከምቲ ሕግኹም ጌርኩምውን ፍረድዎ፡ በሎም።
|
1.228324
|
Nin weyn buu ahaan doonaa, oo waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya."
|
ንሱ ዓብዪ ኪኸውን፡ ወዲ እቲ ልዑል እውን ኪብሃል እዩ፣ .
|
1.227438
|
29 Kuwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, Oo weligoodna way dhex degganaan doonaan.
|
29 (፳፱) ጻድቃን ንሃገር ኪወርስዋ፣ ኣብኣውን ንዘለኣለም ኪነብሩ እዮም።
|
1.227238
|
Your naagtiisii ahaan doontaa sida geed canab ah oo barwaaqo ah waxay gurigaaga ku dhex;
|
ሰበይትኻ ኣብ ውሽጢ ቤትካ ኸም ፈራይት ወይኒ ኽትከውን።
|
1.22504
|
Reerkiisa iyo isagaba waxay sameyn jireen Ilaahay wuxuu raalli ka ahaa.
|
ንሱን ስድራ ቤቱን ኣብ ቅድሚ ኣምላኽ ቅኑዕ ዘበለ ኺገብሩ ፈተኑ።
|
1.223461
|
Oo waxaan sameeyey wax hortaada ku xun,
|
ኣብ ቅድሜኻ'ውን እከይ ገበርኩ።
|
1.220873
|
40:26 Bal indhahaaga kor u sare, oo bal arag kan abuuray waxyaalahan.
|
26- ኣዒንትኹም ናብ ላዕሊ ቋሕ ኣቢልኩም ርኣዩ፡ ነዚ ዝፈጠሮ መን እዩ?
|
1.219969
|
"waayo, midhaha nuurku waxay ku wada jiraan wanaag iyo xaqnimo iyo run oo dhan."
|
"ፍረ ብርሃን ብሰናይ ዘበለን ብጽድቅን ብሓቅን እዩ።
|
1.219848
|
10 Oo haddana waxay igu tidhi, Shaabad ha ku xidhin erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray, waayo, wakhtigii waa dhow yahay.
|
10 ከምዚ ድማ በለኒ፦ "እቲ ምዱብ ግዜ ቐሪቡ እዩ እሞ፡ ንቓል ትንቢት እዛ ጥቕልልቲ መጽሓፍ እዚኣ ኣይትሕተሞ።
|
1.219813
|
Sidee Quluubta Dadka loo Kasbadaa?
|
ንልቢ እቶም ዘይኣመንቲ ኣዝማድካ ኽትንክፎ እትኽእል ብኸመይ ኢኻ፧
|
1.219492
|
Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Geed walba oo aan Aabbahayga jannada ku jiraa abuurin waa la rujin doonaa.
|
ንሱ ኸኣ፡ "ሰማያዊ ኣቦይ ዘይተኸሎ ዘበለ ተኽሊ ኺምንቈስ እዩ።
|
1.21867
|
Laakiin waa in aad sii joogo magaalada, ilaa markii sida xoog laydinka huwiyo xagga sare. "
|
ንስኻትኩም ግና ካብ ላዕሊ ሓይሊ ኽሳዕ እትለብሱ፡ ኣብ ከተማ ኢየሩሳሌም ጽንሑ"በሎም።
|
1.217437
|
Oo weliba waxaa labadoodaba ka wanaagsan kan aan weli dhalan oo aan arag shuqulka sharka ah oo qorraxda hoosteeda lagu sameeyo.
|
ካብ ክልቲኦም ግና እቲ ዘይነበረ፡ ኣብ ትሕቲ ጸሓይ ዚግበር እኩይ ግብሪ ዘይረአየ ኣዝዩ ይሐይሽ።
|
1.216586
|
5:15 Markaasaa ninkii la foororsatay doonaa, iyo nin waa la hoosaysiin doonaa, oo kuwa indhaha la sarraysiiyey waa la hoosaysiin doonaa.
|
15 ሰብ ድማ ትሕት ኪብል፡ሰብ ከኣ ኪዋረድ እዩ፣ኣዒንቲ ዕቡያት እውን ኪዋረዳ እየን።
|
1.216071
|
Sidaas darteed, soo jeeda, idinkoo xusuusanaya in intii saddex sannadood ah aanan ka joogsan inaan mid kasta habeen iyo maalinba waaniyo anigoo ilmaynaya.
|
ስለዚ ሰለስተ ዓመት ምሉእ ለይትን መዓልትን ብንብዓት ንነፍሲ ወከፍኩም ምምዓድ ከም ዘየብኰርኩ፡ እናዘከርኩም ንቕሑ።
|
1.21564
|
2:3 Waayo, kanu waa wanaagsan iyo la aqbali karo ee Ilaah hortiisa Badbaadiyeheenna,
|
3እዙይ ኣብ ቅድሚ እቲ መድኃኒና ዝኾነ እግዚኣብሔር ሠናይን ዘሕጕስን እዩ።
|
1.214748
|
31 Sidaasaad isugu marag furaysaan inaad tihiin wiilasha kuwii nebiyada dilay.
|
31እምበኣርከስ ደቂ ቐተልቲ ነቢያት ምዃንኩም ባዕልኻትኩም ትምስክሩ ኣለኹም።
|
1.214502
|
Waayo, ku alla kii yeela doonista Aabbahayga jannada ku jira, kaasaa walaalkay iyo walaashay iyo hooyaday ah.
|
ፍቓድ እቲ ኣብ ሰማይ ዘሎ ኣቦይ ዝገብር ኲሉ ንሱ ሓወይን ሓፍተይን እኖይን እዩ በለ።
|
1.214008
|
3 Gurigiisa waxaa ku jira maal iyo taajirnimo, Xaqnimadiisuna weligeedba way sii waartaa.
|
+ ה [ሄ] 3 ጥሪትን ሃብትን ኣብ ቤቱ እዩ፣ו [ዋው] ጽድቁ ድማ ንዘለኣለም ይነብር።
|
1.211789
|
waayo, waxay qarsoodiga ku sameeyaan waa ceeb xataa in laga hadlo.
|
እቲ ብኣታቶም ብሕቡእ ዚግበር ንምዝራቡ እኳ ነውሪ እዩ።
|
1.211195
|
42 isagoo leh, Adigu haddii aad maalintan garan lahayd waxa nabad ah!
|
42 ከምዚ እናበለ፦ "ኣየ፡ በዛ መዓልቲ እዚኣ ንሰላምኪ ዚኸውን ነገር እንተ ትፈልጢ!
|
1.210968
|
Wax kuwan ka weyn, waxaad arki doontaa. "
|
ገና ኻብዙይ ዝዓቢ ኽትርኢ ኢኻ፤ ኢሉ መለሰሉ።
|
1.210268
|
32 Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay?
|
32 ንሓድሕዶም ከኣ፡ "ኣብ መገዲ ኺዛረበናን ነቲ ቕዱሳት ጽሑፋት ብንጹር ኪገልጸልናን ከሎዶ ግዳ ልብና ኣብ ውሽጥና ይነድድ ኣይነበረን፧" ተባሃሃሉ።
|
1.208046
|
Markaasaa kuwa xaqa ah ku dhalaali doonaan boqortooyada Aabbahood sida qorraxdu u dhalaalayso.
|
" ሽዑ ጻድቃን ኣብታ መንግስቲ ኣቦኦም ከም ጸሓይ ኪበርሁ እዮም።
|
1.20552
|
Dahabkiinnii iyo lacagtiinniiba way mirdheen, miridhkooduna markhaati buu idinku noqon doonaa, wuxuuna jidhkiinna u cuni doonaa sida dabka oo kale.
|
ወርቅኹምን ብሩርኩምን መሪቱ፡ እቲ ምምራቱ ኸኣ ኪምስክረልኩም እዩ፡ ንስጋኹምውን ከም ሓዊ ኺበልዖ እዩ።
|
1.205381
|
32 Oo waxaannunu kuu wacdinaynaa injiil ah ballankii awowayaasheen loo ballanqaaday.
|
32 ንሕና ኸዓ ነቲ እግዚኣብሔር ነቦታትና ኣተስፍይዎም ዝነበረ ነብሥረኩም ኣለና።
|
1.201073
|
Laakiinse adigu nabad baad ugu tegi doontaa awowayaashaa, oo waxaa lagu xabaali doonaa adigoo cimri dheer gaadhay.
|
ንስኻ ግና ብሰላም ናብ ኣቦታትካ ኽትከይድ ኢኻ፡ ብጽቡቕ እርጋን ድማ ክትቅበር ኢኻ።
|
1.201032
|
Waxay u egyihiin naag dhab ah, sida haweeney dhab ah.
|
ከም ኣንስቲ ድማ ኪዀኑ እዮም።
|
1.19999
|
Dembigu waa badnaan doonaa, taa aawadeed qaar badan jacaylkoodu waa yaraan doonaa.
|
ብሰንኪ ብዝሒ ክፍኣት ከኣ ፍቕሪ ብዙሓት ክትዝሕትል'ያ።
|
1.199844
|
Eebaha dila ciduu doono, kuna xukumay Uunka geerida.
|
ንዝደለዮ ቐተሎ፣ ንዝደለዮ ብህይወት ኪነብር ሐደጎ።
|
1.198378
|
Markaasaa boqorkii wuxuu ku arkay gacantii inteedii wax qortay.
|
እቲ ንጉስ ድማ ነታ እትጽሕፍ ኢድ ረአያ።
|
1.197293
|
Haddaba yuu yahay addoonka aaminka ah oo caqliga leh, kan sayidkiisu dadka gurigiisa u sarreeysiiyey inuu cuntada siiyo wakhtigeeda?
|
"እቲ ጐይታኡ ምግቦም በብግዜኡ ኺህቦም ኢሉ ኣብ ልዕሊ ኣገልገልቲ ቤቱ ዝሸሞ እሙንን ኣስተውዓልን ባርያ መን ኰን እዩ፧" - ማቴ.
|
1.196479
|
"Waan ogahay shuqulladaada: qabow iyo kulayl midna ma tihid.
|
"ዝሑል ወይስ ምዉቕ ዘይምዃንካ፡ ግብርኻ እፈልጥ አሎኹ።
|
1.195908
|
4 Laakiinse kuwa sharka lahu sidaas ma aha,
|
4 እኩያት ከምኡ ኣይኰኑን፣
|
1.195772
|
Oo wuxuu ka badbaadshay dhibaatooyinkiisii oo dhan.
|
ካብ ኵሉ ጭንቁ ኸኣ ኣድሒንዎ።
|
1.195426
|
Waa gacan weynyahey ilaah,
|
ኢድ ኣምላኽያ ኢድ እቲ ልዑል
|
1.195182
|
markaas kuwa Yahuudiya joogaa, buuraha ha u carareen.
|
ሽዑ ኣብ ይሁዳ ዘለዉ ናብ ኣኽራን ይህደሙ።
|
1.193918
|
Markaas waxaad garan doontaa Rabbiga ka cabsashadiisa, Oo waxaad heli doontaa aqoonta Ilaah.
|
ሽዑ ንፍርሃት እግዚኣብሄር ከተስተውዕሎ፡ ንምፍላጥ ኣምላኽ ከኣ ክትረኽቦ ኢኻ።
|
1.193866
|
10 Waxaan kugu doondoonay qalbigayga oo dhan,
|
10በሙሉ ልቤ ፈለግሁህ፤
|
1.192509
|
Waa in kan la dhacona oo Isaaq loola galaa isagana qabiilka ama jufada ninka dhacay ay bixiyaan qiimihiisa,
|
ኢሳይያስ ንዝደለዮ ይኽዕቦ፡ ንዝደለዮ ይኣስሮ ይቀትሎ፡ ንዝደልዮ ይሰጎ፡ ንዝደልዮ ይሸሞ።
|
1.191115
|
10 Laakiinse wuu yaqaan jidkaan maro,
|
10 ንሱ ግና እታ ዝኸደላ መገዲ ይፈልጣ እዩ።
|
1.190518
|
27|2|Waana Hanuunka iyo Bishaarada Mu'miniinta.
|
"ለምእምናን መሪና ብስራት ናት።
|
1.19044
|
oo kuwaas dhammaadkoodu waa halligaad, ilaahooduna waa caloosha, ammaantooduna waxay ku jirtaa ceebtooda, oo waxay ka fikiraan waxyaalaha dunida.
|
መወዳእታኦም ጥፍኣት እዩ፡ ኣምላኾም ከብዶም እዩ፡ ክብረቶምውን ኣብ ነውሮም እዩ፡ ሓሳቦም ከኣ ናይ ምድሪ እዩ።
|
1.18984
|
Kanu waxaa weeye qarnigii kuwa isaga doondoona, Oo waa kuwa wejigaaga doondoona, Ilaaha Yacquubow.
|
እቶም ዚደልይዎ ወለዶ እዚኣቶም እዮም፣ ንገጽካ ዚደልዩ፣ ዎ ኣምላኽ ያእቆብ።
|
1.189686
|
Oo nin buu iyaga ka sii hor diray, Kaas oo ahaa Yuusuf oo loo iibiyey addoon ahaan.
|
"ቀቅድሚኦም ሰብኣይ ለኣኸ፣ ንሱ እቲ ከም ባርያ ዝተሸጠ ዮሴፍ ነበረ።
|
1.189334
|
Samooyinkuna waa shuqulkii gacmahaaga.
|
ሰማያት ድማ ግብሪ ኣእዳውካ እዮም።
|
1.188192
|
24:32 Oo waxay isku yidhaahdeen, "Waxaa aan qalbigeennu ina gubanin, halka uu ku hadlay oo ay jidka ku, oo markuu Qorniinkii inoo furayay in ay?"
|
32 ንሓድሕዶም ከኣ፡ "ኣብ መገዲ ኺዛረበናን ነቲ ቕዱሳት ጽሑፋት ብንጹር ኪገልጸልናን ከሎዶ ግዳ ልብና ኣብ ውሽጥና ይነድድ ኣይነበረን፧" ተባሃሃሉ።
|
1.18797
|
22 Dhegayso aabbahaagii ku dhalay,
|
22 ንዝወለደካ ኣቦኻ ስምዓዮ፣
|
1.18698
|
Xukummadiisuna waxay ku jiraan dhulka oo dhan.
|
ፍርድታቱ ኣብ ብዘላ ምድሪ እዩ።
|
1.18642
|
Tani waxey waqti aad u adag utahay waalidiinta.
|
እዚ፡ ንወለዲ ኣዝዩ ከቢድ ግዜ እዩ።
|
1.185908
|
Waxaad tahay beerashada Ilaah; aad tahay dhismaha Ilaah.
|
ንስኻትኩም ሕርሻ ኣምላኽ፡ ህንጻ ኣምላኽ ኢኹም።
|
1.185887
|
Waayo, ma aad ogtahay in ay tahay lagama maarmaan u ah ii ahaan in waxyaalahan oo waa Aabbahay?"
|
ኣብቲ ናይ ኣቦይ ዘበለ ክኸውን ከም ዚግብኣኒዶ ኣይትፈልጡን ኢኹም፧ በሎም
|
1.18576
|
Waayo, Rabbigu dadkiisa xoori maayo, oo dhaxalkiisana dayrin maayo.
|
እግዚኣብሄር ንህዝቡ ኣይኪድርብዮን፣ ንርስቱ ኸኣ ኣይኪሐድጎን እዩ።
|
1.185644
|
Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan?
|
ነቦይ ምልማኑ ዘይከኣለኒ፡ ንሱ ኸኣ ካብ ዓሰርተው ክልተ ለጌዎን ዚበዝሑ መላእኽቲ ሕጂ ኺሰደለይ ዘይኽእልዶ ይመስለካ አሎ፧
|
1.18563
|
Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri Karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan?
|
ነቦይ ምልማኑ ዘይከኣለኒ፡ ንሱ ኸኣ ካብ ዓሰርተው ክልተ ለጌዎን ዚበዝሑ መላእኽቲ ሕጂ ኺሰደለይ ዘይኽእልዶ ይመስለካ አሎ፧
|
1.18546
|
Markaasaan u tegey nebiyaddii oo iyana way uuraysatay, oo waxay dhashay wiil.
|
ኣብታ ነብይት ከኣ ቀረብኩ፡ ንሳውን ጠነሰት ወዲ ኸኣ ወለደት።
|
1.185262
|
Waan og nahay in ku alla kii Ilaah ka dhashay aanu dembaabin.
|
እቲ ካብ ኣምላኽ ዝተወልደ ኃጢኣት ከም ዘይገብር ንፈልጥ ኢና።
|
1.185185
|
Oo magiciisuna reer binu Israa'iil dhexdooda waa ku weyn yahay.
|
ስሙ ኣብ እስራኤል ዓብዪ እዩ።
|
1.184657
|
Sidaas darteed, soo jeeda, idinkoo xusuusanaya in intii saddex sannadood ah aanan ka joogsan inaan mid kasta habeen iyo maalinba waaniyo anigoo ilmaynaya.
|
ስለዚ፡ ሰለስተ ዓመት ምሉእ ለይትን መዓልትን ብንብዓት ንነፍስወከፍኩም ካብ ምምዓድ ከም ዘየብኰርኩ እናዘከርኩም ንቕሑ.
|
1.184642
|
25:46 Kuwanuna waxay geli doonaan taqsiirta weligeed ah, kuwa xaqa ahuse waxay geli doonaan nolosha weligeedah.
|
46 እዚኣቶም ናብ ናይ ዘለኣለም ጥፍኣት፡*+ ጻድቃን ግና ናብ ናይ ዘለኣለም ህይወት ኪኸዱ እዮም።
|
1.184608
|
Haddaba kan waxyaalahan ka markhaati furayaa, wuxuu leeyahay, Haah, anigu dhaqsaan u imanayaa.
|
እቲ ነዚ ነገርዚ ዚምስክር፡ እወ፡ ቀልጢፈ እመጽእ አሎኹ፡ ይብል አሎ።
|
1.184539
|
Laakiin runta ayaa aan kuu sheegayaa ee ficilladiisa oo dhami waxa ay ahaayeen kuwa fiican."
|
ብሓቂ እብለኩም ኣለኹ፦ ኣብ ኵሉ ንብረቱ ኺሸሞ እዩ።
|
1.184349
|
18 Oo waxaa aawaday laydiin hor geeyn doonaa taliyayaal iyo boqorro inay marag ku noqoto iyaga iyo dadka aan Yuhuudda ahayn.
|
18ንኣኣቶምን ነሕዛብን ምስክር ምእንቲ ክኸውን ብኣይ ምኽንያት ናብ መኳንንትን ናብ ነገሥታትን ክትውሰዱ ኢኹም።
|
1.184027
|
07:27 Qasiido Axmad Naaji EEboow
|
25ንሳቶም ከዓ ጐይታይ!
|
1.18397
|
Oo gacantaada midigna way i badbaadin doontaa.
|
የማነይቲ ኢድካ ኸተድሕነኒ እያ።
|
1.183949
|
"Sayidkeennu waa weyn yahay, wuuna xoog badan yahay, Waxgarashadiisuna waa mid aan la koobi karayn.
|
ጐይታና ዓብዪ እዩ፣ ሓይሉ ብርቱዕ እዩ፣ ምስትውዓሉ ወሰን የብሉን።
|
1.183787
|
Cabdiqaadir Aadan Nuur, isagoo kormeer kusoo mariyay guud ahaan magaalada Borama.
|
ኣይትፍርሒ ማርያም።
|
1.183766
|
Samooyinku waxay sheegaan xaqnimadiisa, Oo dadyowga oo dhammuna waxay arkaan ammaantiisa.
|
ሰማያት ንጽድቁ አውረዩ፣ ኵሎም አህዛብ ድማ ክብሩ ረአዩ።
|
1.18365
|
Oo maalintaas waxaad ka qaylin doontaan boqorkiinna aad idinku doorateen oo Rabbiguna idiin jawaabi maayo maalintaas.
|
በታ መዓልቲ እቲኣ ኻብ ቅድሚ እቲ ዝሐሬኹምዎ ንጉስኩም ክትምህለሉ ኢኹም፡ በታ መዓልቲ እቲኣ ግና እግዚኣብሄር ኣይመልሰልኩምን እዩ።
|
1.183327
|
21:8 Markaasaa Daa'uud wuxuu Ilaah ku: "Waan ku dembaabay aad iyo aad in this samaynaya.
|
8 ዳዊት ከኣ ነቲ ናይ ሓቂ ኣምላኽ፡ "እዚ ብምግባረይ ብዙሕ በዲለ እየ።
|
1.182504
|
Sida Aabbuhu kuwa dhintay u kiciyo oo u nooleeyo ayuu Wiilkuna sidaas oo kale u nooleeyaa kuwuu doonayo.
|
ኣቦ ንምዉታት ከም ዘተንስኦም ሕያዋን እውን ከም ዝገብሮም ወልድ'ውን ኣተንሲኡ ነቶም ዝደልዮም ሕያዋን ይገብሮም እዩ።
|
1.182446
|
Oo anigu waxaan dhex joogi doonaa reer binu Israa'iil, oo waxaan ahaan doonaa Ilaahood.
|
ኣነ ኣብ ማእከል ደቂ እስራኤል ክነብር፡ ኣምላኾም ድማ ክኸውን እየ።
|
1.181551
|
Illaah kaliya waa mid oo ah inuu go'aansado goorta iyo sida ah inuu qofka u dhinto.
|
ሓደ ሰብ መዓስን ብኸመይን ከም ዝመውት ኣምላኽ ጥራይ እዩ ዝውስን።
|
1.180825
|
4:15 Sunagogyadoodana ayuu wax ku baray, dhammaanna waa la wada ammaanay isaga.
|
15ንሱ ኸዓ ኣብ ቤተ ጸሎት ኣይሁድ ኣትዩ ይምህር ነበረ፤ ብትምህርቱ ድማ ዂሎም ይድነቑን የመስግንዎን ነበሩ።
|
1.180764
|
kaasoo kugula hadli doona hadallo aad ku badbaadi doontid, adiga iyo dadka gurigaaga oo dhammiba.
|
ንሱ ኸኣ መልኣኽ ኣብ ቤቱ ደው ኢሉ፥ 'ንኢዮጴ ልኣኽ እሞ ነቲ ጴጥሮስ ዚብሃል ስምዖን ጸዊዕካ ኣምጽኣዮ፥ ንስኻን ኵሉ ቤትካን እትድኅኑሉ ቓል ንሱ ኪነግረካ እዩ፥' ኪብሎ ኸሎ ከም ዝረኣየ ነገረና።
|
1.18028
|
Waa wada waalo eh, hadaan cadow wareejeen dheh
|
ኣይ ምስ ዝተጋደሉ ፥ኣይ ምስ ዘገልገሉ
|
1.18016
|
Oo waxaynu aragnaa inaanay geli karin rumaysaddarro aawadeed.
|
ብሰሪ ዘይምእማን ኪኣትዉ ኸም ዘይከኣሉውን፡ ንርኢ አሎና።
|
1.179806
|
Bal eeg, anigu waxaan isaga la dhiganayaa axdigaygii nabadda siin, oo isna wuxuu
|
ስለዚ በል እንሆ ንእኡ ናይ ሰላም ኪዳነይ እህቦ ኣለኹ።
|
1.179783
|
Abu Sulaymaan Ad-daaraanee (rahimahullaah) said:
|
ሰሎሞን ታከለ ይላሉ:
|
1.179449
|
Dhamaan awoodda ayaa la siiyay aniga oo igu jira samada iyo dhulka.
|
ኣብ ሰማይን ምድርን ኩሉ ስልጣን ተዋሂቡኒ ኣሎ።
|
1.179346
|
Markaasaad bilaabi doontaan inaad tidhaahdaan, Hortaada ayaannu wax ku cuni jirnay oo ku cabbi jirnay, oo jidadkayaga ayaad wax ku bari jirtay.
|
ሽዑ፥ ንስኻትኩም 'ኣብ ቅድሜኻ ዝበላዕናን ዝሰተናን፡ ንስኻውን ኣብ ኣደብባያትና ዝመሃርካ፡ እኮ ኢኻ!
|
1.179327
|
18:3 Oo wuxuu yidhi, Sayidkaygiiyow, haddaad raalli iga tahay, ha i dhaafin anigoo addoonkaaga ah.
|
3 በለ በለ ድማ፡ ጐይታይ፡ ኣብ ቅድሜኻ ምገስ እንተ ደኣ ረኺበስ፡ በጃኻ፡ ንባርያኻ ኣይትሕለፈኒ።
|
1.178961
|
Soomalihiina doqon abhal ah.
|
ግብርታት ከኣ ብቕንዕና ይመዝን እዩ እሞ፡
|
1.178916
|
Oo halkaasuu magaalo ka uu dhisay, oo ay magiciisii wuxuu u bixiyey magaca wiilkiisa, Enoch.
|
ንሱ ኸኣ ከተማ ሰርሔ፡ ስም እታ ኸተማ ድማ ብስም ወዱ ሄኖክ ኣውጽኣላ።
|
1.1788
|
Walina wax is badal ah mahayno ?
|
ከመይጌርና (ብምንታይ) ከነመስግኖይግበኣና?
|
1.178629
|
Oo boqortooyadoodana waa la sarraysiin doonaa.
|
መንግስቱ እውን ልዕል ክትብል እያ።
|
1.178191
|
Naag nimcaysan sharaf bay haysataa, Oo niman xoog lahuna maal bay haystaan.
|
ውቅብቲ ሰበይቲ ክብረት ትረክብ፡ ሃያላት ከኣ ሃብቲ ይረኽቡ።
|
1.177986
|
Bilaatos wuxuu ku yidhi, Bal eega ninka.
|
ጲላጦስ ድማ፡ "እንሆ፡ እቲ ሰብኣይ!
|
1.177593
|
Ma ceebbaa wax ka qaadi nin qalbigiisu dumey..
|
ንልቢ እቶም ዘይኣመንቲ ኣዝማድካ ኽትንክፎ እትኽእል ብኸመይ ኢኻ፧
|
1.177311
|
Waxba kuuguma taalo !!!
|
ኣይ የናንተ ነገር!!
|
1.177204
|
16 Maalinta oo dhan waxay ku reyreeyaan magacaaga,
|
16 ምሉእ መዓልቲ ብስምካ ይሕጐሱ፣
|
1.177203
|
Wuxuu mar labaad ku iman doonaa aamaan iyo barako inuu xukumo kuwa nool iyo kuwa dhintayba, boqortooyadiisuna weligeed ma idlaan doonto.
|
ከም ብሓድሽ ንሕያዋንን ምዉታትን ኪፈርድ ብኽብሪ ኪመጽእ እዩ፡ ንመንግሥቱውን መወዳእታ የብሉን።
|
1.17707
|
(Rooma 12:10) Habka ad qofka kale u dhegeysatid waa muhim.
|
" (ሮሜ 12:10) እትሰምዓሉ መገዲ ኣዝዩ ኣገዳሲ እዩ።
|
1.177056
|
25 Waayo, nacasnimada Ilaah waa ka xigmad badan tahay xigmadda dadka, oo itaaldarrada Ilaahna waa ka itaal badan tahay itaalka dadka.
|
25ዕሽነት እግዚኣብሔር መሲሉ ዝርአ ካብ ፍልጠት ሰብ ይበልጽ እዩ፤ ድኻም እግዚኣብሔር መሲሉ ዝርአ ኸዓ ካብ ኃይሊ ሰብ ይብርትዕ እዩ።
|
Somali-Tigrinya_Sentence-Pairs Dataset
This dataset contains sentence pairs for African languages along with similarity scores. It can be used for machine translation, sentence alignment, or other natural language processing tasks.
This dataset is based on the NLLBv1 dataset, published on OPUS under an open-source initiative led by META. You can find more information here: OPUS - NLLB-v1
Metadata
- File Name: Somali-Tigrinya_Sentence-Pairs
- Number of Rows: 169620
- Number of Columns: 3
- Columns: score, Somali, Tigrinya
Dataset Description
The dataset contains sentence pairs in African languages with an associated similarity score. Each row consists of three columns:
score: The similarity score between the two sentences (range from 0 to 1).Somali: The first sentence in the pair (language 1).Tigrinya: The second sentence in the pair (language 2).
This dataset is intended for use in training and evaluating machine learning models for tasks like translation, sentence similarity, and cross-lingual transfer learning.
References
Below are papers related to how the data was collected and used in various multilingual and cross-lingual applications:
[1] Holger Schwenk and Matthijs Douze, Learning Joint Multilingual Sentence Representations with Neural Machine Translation, ACL workshop on Representation Learning for NLP, 2017
[2] Holger Schwenk and Xian Li, A Corpus for Multilingual Document Classification in Eight Languages, LREC, pages 3548-3551, 2018.
[3] Holger Schwenk, Filtering and Mining Parallel Data in a Joint Multilingual Space ACL, July 2018
[4] Alexis Conneau, Guillaume Lample, Ruty Rinott, Adina Williams, Samuel R. Bowman, Holger Schwenk and Veselin Stoyanov, XNLI: Cross-lingual Sentence Understanding through Inference, EMNLP, 2018.
[5] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Margin-based Parallel Corpus Mining with Multilingual Sentence Embeddings arXiv, Nov 3 2018.
[6] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Massively Multilingual Sentence Embeddings for Zero-Shot Cross-Lingual Transfer and Beyond arXiv, Dec 26 2018.
[7] Holger Schwenk, Vishrav Chaudhary, Shuo Sun, Hongyu Gong and Paco Guzman, WikiMatrix: Mining 135M Parallel Sentences in 1620 Language Pairs from Wikipedia arXiv, July 11 2019.
[8] Holger Schwenk, Guillaume Wenzek, Sergey Edunov, Edouard Grave and Armand Joulin CCMatrix: Mining Billions of High-Quality Parallel Sentences on the WEB
[9] Paul-Ambroise Duquenne, Hongyu Gong, Holger Schwenk, Multimodal and Multilingual Embeddings for Large-Scale Speech Mining, NeurIPS 2021, pages 15748-15761.
[10] Kevin Heffernan, Onur Celebi, and Holger Schwenk, Bitext Mining Using Distilled Sentence Representations for Low-Resource Languages
- Downloads last month
- 15