Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
score
float32
1.04
1.25
Rundi
stringlengths
10
500
Somali
stringlengths
10
500
1.248153
Na vyo vya Bizima bine biravuga biti: "Amen!"
Markaasaa afartii xayawaan waxay yidhaahdeen, Aamiin.
1.245377
Umukuru muri mwebwe n'abe umusuku w'abandi.
Laakiin kan idiinku weyn waa inuu ahaado midiidinkinna.
1.242681
ati:" Mukanya gato igihugu canyu nzocogesha amazi y'isegenya, nkubure
markaas dalkiinna roobka waxaan siin doonaa xilligiisa kaas oo ah roobka
1.241389
Ibintu vy'agaciro n'ubutunzi biri mu nzu yiwe, kandi ubugororotsi bwiwe bwamaho ibihe bidahera."
Gurigiisa waxaa ku jira maal iyo taajirnimo, Xaqnimadiisuna weligeedba way sii waartaa.
1.238824
Baranuma, kubera ko bari bamye baharīra ngo bamenye umukuru muri bo uwo ari we.
Laakiin way aamuseen, waayo, intay jidka ku socdeen waxay ka wada hadlayeen kan ugu weyn.
1.238734
Ikibi catanguye kw'isi igihe Shetani yavuga ikinyoma ca mbere.
Sharku wuxuu dunida ku bilowday markuu Shayddaanku beentii u horreysay sheegay.
1.235451
None, ku musi w'izuka, uwo mugore azoba uw'uwuhe, ko bamwabiriye bose uko bari indwi?"
Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa?
1.235369
Yemwe abemeye!
Allaahey SW wuxuu leeyahay: Kuwa Ilaahey rumeeyayow!
1.233588
None noshobora nte gukora ico kibi gikomeye ngacumura koko ku Mana?"
Sidee baan u qaban karaa weyn xumaanta iyo dembiga ka gees ah Ilaah?
1.233391
(Abaroma 12:10) Uburyo wumviriza burahambaye cane.
(Rooma 12:10) Habka ad qofka kale u dhegeysatid waa muhim.
1.232912
Pilato ababwira ati: "Abarinzi murafise.
Bilaatos wuxuu ku yidhi, Waardiyayaal baad leedihiin.
1.232616
None noshobora nte gukora ico kibi gikomeye ngacumura koko ku Mana?"
Haddaba sidee baan u samayn karaa fal xun oo ku dembaabina Ilaahay?"
1.232549
Bahamagara Loti bati " , Abagabo binjiye iwawe muri iri joro bari hwe ?
19:5 Oo Luut bay u yeedheen, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeye nimankii caawa kuu yimid?
1.231241
Azorokora umworo atabaza, n'umurushwa be n'uwo wese atagira gifasha.
Waayo, isagu wuxuu samatabbixin doonaa kan baahan markuu qayliyo, Iyo miskiinka aan mid caawiya lahayn.
1.230195
Ewe bwenge buke!
" Aiy kitab waalon !
1.229998
(trg) ="10"> Kiretse aho vyerekanywe ukundi , amajambo yo mu Vyanditswe yakoreshejwe yakuwe muri Bibiliya y'isi nshasha , yahinduwe hakoreshejwe imvugo ya none .
Waxana laga akhrisan kara aayadaha Kitaabka ah oo laga qaaday Turjumaadda Adduunka Cusub oo Kitaabka Quduuska ah:
1.229869
Isi yose izoca iba iparadizo.
Dhulkoo dhan janno buu noqon doona.
1.229773
Kandi uwutazokwumvira amajambo yanje n'uyo azovuga kw'izina ryanje, ni jewe nyene nzobimwibariza.
Oo waxay noqon doontaa in ku alla kii aan maqlin erayadayda uu magacayga ku sheegi doono, isagaan weyddiin doonaa.
1.229773
Isi yose izoca iba iparadizo.
Dhulkoo dhan wuxuu noqon doonaa janno.
1.229416
Yamar'abantu banje abana nibo babacuranguza, kand'abagore nibo babaganza.
Laakiinse waxaa dulma dadkayga carruur, oo dumar baa iyaga u taliya.
1.229059
Iki gitabo si ico kugurisha.
Waxbarashadan lama iibsado.
1.228851
Mu misi yiwe umugororotsi azonaga, kandi hazobaho amahoro menshi gushika ukwezi kutakiriho.
Wakhtigiisa ayaa kan xaqa ahu barwaaqoobi doonaa, Oo nabadduna way badan doontaa tan iyo inta dayaxu aanu mar dambe jiri doonin.
1.227604
Imana yaratoye Abisirayeli ngo babe ivyabona vyayo.
Ilaahay reer binu Israaʼiil buu doortay inay markhaatiyaashiisii noqdaan.
1.227298
Hoba hari ikibanza mu nzu ya so tworaramwo?"
Iisheeg, waa jirtaa meel kasta oo reerka aabbahaa ka doonaynay inaannu ku hoyanno?"
1.226529
Mu gihe ciwe ubutungane buzoshurika , amahoro asasagare gushika aho ukwezi kuzozimanganira.
Wakhtigiisa ayaa kan xaqa ahu barwaaqoobi doonaa, Oo nabadduna way badan doontaa tan iyo inta dayaxu aanu mar dambe jiri doonin.
1.226412
Ni co gituma Imana itamaramazwa n'ukwitwa Imana yabo; nkako na none, yarabateguriye igisagara.
Haddaba sidaas daraaddeed Ilaah ka xishoon maayo in loogu yeedho Ilaahood, waayo, wuxuu iyaga u diyaariyey magaalo for. "
1.225548
Imana ni yo nizigiye, nta co ngitinya.
Waayo, Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo,
1.225472
Icaha nico kibera aba kristo intambamyi ariko benshi ntibabimenye.
Kuwa xad gudbay waxaa u sugnaaday caddibaad ka sokaysa (Qiyaamada), laakiin badankoodu ma oga. (47)
1.225318
"Azorokora umworo atabaza, n'umurushwa be n'uwo wese atagira gifasha.
Waayo, isagu wuxuu samatabbixin doonaa kan baahan markuu qayliyo, Iyo miskiinka aan mid caawiya lahayn.
1.225039
Azovyara abatware icumi na babiri kandi nzomugira igihugu gihambaye.
Waxa uu soo saari doonaa laba iyo toban hoggaamiyayaasha, oo waxaan isaga ka dhigi doonaa quruun weyn.
1.222243
Umuntu niyakugobera ngo mujane inzira y'intambwe igihumbi, mukwirikire mugire ibihumbi bibiri.
oo ku alla kii kugu qasba inaad mayl la socotid, laba la soco.
1.221881
Nanje ndababwiye ko ngaha hari uwuruta Igisengero.
Waxaan idinku leeyahay, Mid macbudka ka sarreeya ayaa halkan jooga.
1.221779
Maze amahanga yose azokoranirizwa imbere yiwe; na we azotandukanya abantu n'abandi, nka kurya umwungere atandukanya intama n'impene."
Quruumaha oo dhan ayaa hortiisa lagu soo ururin doonaa oo wuxuu u kala sooci doonaa mid mid sida adhijirku u kala sooco idaha iyo riyaha."
1.221641
Bugira buti: "Azokwumvira akagongwe umuntu mutoyi be n'umworo, kandi ubuzima bw'aboro azobukiza."
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
1.220978
Ndagukeneye ijoro ryose
Waan kuu baahanahay habeenka oo dhan
1.220925
None ukwozwa kw'abahungu ba Aroni kwo kwagereranya iki?
Maasai beey reer Haruun kasii yihiin miyaa
1.220616
" Ko jewe Umukama n'Umwigisha ndabogeje ibirenge, mubwirizwa namwe kwozanya ibirenge."
Haddaba haddaan cagaha idiin maydhay anigoo ah Sayidka iyo Macallinka, idinkuna waa inaad cagaha isu maydhaan.
1.220226
Abantu be n'abamarayika Imana yaremye, bari bashoboye kuyigamburukira ata gahaze.
Binuʼaadanka iyo malaaʼigta uu Ilaahay abuuray si qumman bay Ilaahay u addeeci kareen.
1.219156
Maze natwe abazoba bakiriho, dusigaye, tuzoca duteruranwa nabo mu bicu, dusanganire umwami mu kirere.
Haddaba, waxaan taas oo kuweenna nool oo hadha waa la soo wada iyaga la qaban doona daruuraha dhexdooda inaynu Rabbiga hawada kula kulanno ah.
1.218975
Egome, yashaka gushikira "abantu b'uburyo bwose, kugira ngo uko bishoboka kwose [a]gire abo [a]kiza."
Waxaan noqday wax kasta in ay dadka oo dhan, inaan si kastaba qaar ku badbaadiyo.
1.218794
Icipfuzo c'abamutinya azogishitsa, kandi azokwumva ugutabaza kwabo, abakize."
Kuwa isaga ka cabsada waxay doonayaanba wuu siin doonaa, Oo weliba qayladoodana wuu maqli doonaa, wuuna badbaadin doonaa iyaga.
1.217335
Vuba, Yezu azoza gutikiza abanyakibi.
Mar dhow Ciise wuu iman doonaa inuu burburiyo kuwa sharka leh.
1.216895
Uribuka yuko ukwizera nyakuri gushingiye ku bumenyi butagira amakosa bwerekeye Ijambo ry'Imana.
Ogow inuu iimaanka runta ah ku dhisan yahay aqoonta toosan ee Erayga Ilaahay.
1.216362
Abapfuye ntibashobora kuvuga canke kwumva.
Kuwa dhintay mana hadlaan mana maqlaan.
1.215779
(Zefaniya 2:3) None ivyo bizoba ryari?
(Sefanyaah 2:3) Goormay waxan dhici doonaan?
1.213828
Tumenya gute ko Yezu vuba agiye kuza gucira urubanza amahanga?
Sidee baan u garanaynaa inuu Ciise mar dhow xukumi doono quruumaha?
1.213141
Icipfuzo c'abamutinya azogishitsa, kandi azokwumva ugutabaza kwabo."
Kuwa isaga ka cabsada waxay doonayaanba wuu siin doonaa, Oo weliba qayladoodana wuu maqli doonaa, wuuna badbaadin doonaa iyaga.
1.213005
None, bokwambaza bate uwo bataremera?
Sidee bay ugu qayliyeen kan aan rumaysanayn?
1.21268
"Nimba bishoboka, uko bivana namwe kwose, mubane amahoro n'abantu bose.
Hadday suurtowdo, intaad kartaan, nabad kula jooga dadka oo dhan.
1.2124
Nimba bishoboka, uko bivana namwe kwose, mubane amahoro n'abantu bose.
Hadday suurtowdo, intaad kartaan, nabad kula jooga dadka oo dhan.
1.210714
AccueilUhoraho aba hafi y'abamwambaza bose, y'abamwambaza mu vyukuri bose.
Rabbigu waa u dhow yahay inta isaga barida oo dhan.
1.209883
Ntuzi ko nari gushobora gusaba Data akandungikira ubwo nyene Abamarayika ibihumbi n'ibihumbi b'ukuntabara ?
Ma waxaad u malaynaysaa inaanan Aabbahay baryi karin oo uusan haddeer ii soo diri karin malaa'igo laba iyo toban guuto ka badan?
1.209574
Azotuma abamarayika biwe n'ijwi rirenga ry'inzamba, bakoranye abatoranijwe biwe, bave mu birere bine, guhera iyo ijuru ritangurira kugeza iyo riherera (Matayo 24: 30-31).
Markaasuu wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa, oo kuwuu doortay ayuu ka soo ururin doonaa afarta jahood ee meesha dhulka ugu fog ilaa meesha cirka ugu fog.
1.209549
Ndazi neza yuko uri umugore asa neza.
eeg, waan ogahay inaad tahay naag arag quruxsan, 12:12 Oo waxaa dhici
1.209512
Nuko igitabu c'icibutso gitangura kwandikirwa imbere yiwe ku bw'abatinya Yehova no ku bw'abiyumvira izina ryiwe." - Mal.
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.
1.209435
Mugabo umwe wese mu mwanya wiwe bwite: Kristu ni we mushuzo, hanyuma aba Kristu mu gihe c'ukuhaba kwiwe.
laakiin mid kasta markiisa, Masiixa midhaha ugu horreeya, markaas kuwa Masiixana wakhtiga imaatinkiisa.
1.209224
Niwarya ku vyamwa vy'ico giti, uzoca upfa.'
aad wax ka cuntid hubaal waad dhiman doontaa.
1.209111
Mugabo umukuru muri mwebwe ategerezwa kuba umusuku wanyu.
Laakiin kan idiinku weyn waa inuu ahaado midiidinkinna.
1.209032
" Kuko ivyaremwe vyiteze uguhishurwa kw'abana b'Imana biguhahamiye cane.
Uunku wuxuu filasho aad u weyn ku sugaa muujinta carruurta Ilaah.
1.208552
"Hasigaye akanya gatoyi, umubisha ntabe akiriho; kandi uzokwitegereza koko aho yahora, umubure.
Wakhti yar dabadeedna kan sharka lahu ma jiri doono, Bal meeshiisa aad baad ugu fiirsan doontaa, oo isna ma jiri doono.
1.208378
Nk'uko wantumye kw'isi, ni ko nanje nabatumye kw'isi.
Sidaad dunida iigu soo dirtay ayaan anna iyaga dunida ugu diray.
1.208376
Woba wabonye igihano Imana yavuze ko Adamu na Eva boronse baramutse bariye kuri ico giti?
Muxuu Ilaahay u sheegay Aadan iyo Xaawa inuu ku dhici doono hadday geedka laga xaaraameeyey cunaan?
1.208252
Uyu musi ni waramuka wumvise ijwi ryiwe, ntukomantaze umutima wawe nka kera."
Maanta, haddaad codkiisa maqashid, Qalbiyadiinna ha adkaynina.
1.208058
2 Uwo mugore na we abwira iyo nzoka ati: "Ivyamwa vy'ibiti vyo mu murima turashobora kubiryako+.
Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
1.207967
Wokwigira iki ku karorero ka Yosiya? - N'igihe Yosiya yari akiri agahungu gatoyi, yarashaka gukora ivyiza.
Sheekadii Yoosiyaah maxaad ka baran kartaa? - Xitaa markuu wiil yar ahaa Yoosiyaah wuxuu rabay inuu waxa fiican sameeyo.
1.207046
Ntimuzi ko abatagororotse batazotorana ubwami bw'Imana+?
9 Ama miyeydnaan ogayn in kuwa xaqa darani ayan dhaxlayn boqortooyadii Ilaah?
1.206808
Vuga: Yo ku bemeye, ni Ubuyoboke n' umuti.
Dheh:" Wuxuu u yahay kuwa [Xaqa] rumeeyay hanuun iyo caafimaad.
1.206713
Shetani azotabwa mu nyenga amareyo imyaka 1.000, ntazoribwa canke ngo ahambwe.
"Maanka ku Ibliisku ee wax ka beddeli mayso inta lagu guda jiro tahay kun Sano oo xarig ah, mana jiraan wax la yaab leh.
1.206648
kuko impera yanyu izoba nini mw'ijuru."
Waayo, bal eeg, abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay jannada.
1.206339
Gutyo bazoba igihugu canje, nanje mbe Imana yabo.
Oo sidaas daraaddeed iyagu dadkaygii iigu ahaadaan, oo aniguna Ilaahooda baan ahaan doonaa.
1.205932
Tubigira kubera ko Yezu yategetse abayoboke biwe ati: "Murakore murtya kugira ngo kibe icibutso canje."
Ciise wuxuu raacayaashiisii ku amray: "Waxan xusuustayda u sameeya."
1.20589
Araheza wa muhungu abarira se ati: 'Dawe, naracumuye ku Wo mw'ijuru nongera ngucumurako, singikwiye kwitwa umwana wawe.'
15:21 Markaasaa wiilkii ku yidhi, Aabbow, waxaan ku dembaabay jannada iyo hortaadaba; kol dambe ma istaahilo hl laygu yeedho wiilkaaga.
1.20589
(Yakobo 4:7) None ushobora gute kumurwanya?
" (Yacquub 4:7) Sidee baad isaga u hor joogsan kartaa?
1.20587
Ndafise abagenzi benshi, kandi ndiyumvamwo ko niyegereje Imana.
Saaxiibbo badan baan leeyahay waxaanna dareemaa inaan Ilaahay u dhowahay.
1.205706
Yavuze ati: "Ntegerezwa kumenyesha n'ibindi bisagara inkuru nziza y'ubwami bw'Imana, kubera ko ico ari co natumwe."
Laakiin wuxuu iyagii ku yidhi, Waa inaan magaalooyinka kalena injiilka boqortooyada Ilaah ku wacdiyo, waayo, sidaa darteeda waa la ii soo diray.
1.205546
Yezu yari yaravuze ati: "Iyi nkuru nziza y'ubwami izokwamamazwa mw'isi yose ngo bibe intahe ku mahanga yose; maze iherezo rizoca riza."
Intuunan Ciise dhiman wuxuu yiri: "Injiilkan boqortooyada [warka wanaagsan] ayaa dunida oo dhan lagu wacdiyi doonaa inuu marag u noqdo quruumaha oo dhan, dabadeedna ugudambaysta ayaa iman doonta."
1.205306
Kandi ivyo bizoba ikimenyetso c'isezerano hagati yanje namwe."
calaamo u noqon doontaa axdiga ina dhex yaal aniga iyo idinka.
1.204753
Mu kuvuga akoresha ibimenyetso gusa.
midab ifaya ahayn.
1.20474
"Ntimushire ivyizigiro vyanyu mu ndongozi z'abantu; nta muntu ashobora kubakiza.
Ha isku hallaynina amiirrada Iyo binu-aadmiga aan waxba caawimi karin.
1.204503
Imiryango yose yo kw'isi izohezagirwa ku bwawe."
In kugu qabiilooyinka dhulka oo dhammu ku barakoobi doonaan. "
1.203954
Amahoro yawe rero yomera nk'uruzi, ubugororotsi bwawe na bwo nk'imipfunda y'ikiyaga."
Your nabadda ayaa lahayd sidii webi, iyo caddaaladda ay noqon lahaayeen sidii hirarka badda,
1.203769
Kandi muri ico gihe abantu bawe bazorokoka, uwo wese azosangwa yanditswe muri ca gitabu."
Markaasay, wakhtigaas, dadka aad la badbaadin doonaa, oo dhan, kuwaas oo lagu helay oo ku qornaa doonaa kitaabkii.
1.203724
Bavuze bati: "Umuhanuzi akomeye yahagurukijwe muri twebwe."
Waxay yiraahdeen: "Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay.
1.20355
(Yakobo 4:7) None ushobora gute kumurwanya?
(Yacquub 4:7) Sidee baad isaga u hor joogsan kartaa?
1.20355
" Ko jewe Umukama n'Umwigisha ndabogeje ibirenge, mubwirizwa namwe kwozanya ibirenge."
Haddaba haddaan, aad ah Sayidka iyo Macallinka, waa inaad cagaha u maydhay, waxaad sidoo kale waajibka ku ah inay cagaha isu maydhaan ee.
1.203509
None rero, mwana, uzokwitwa umuhanuzi w'Uwo mw'ijuru, kuko uzoja imbere y'Umukama, umutegurire amayira.
Adiguna, ilma yahow, waxaa laguugu yeedhi doonaa nebigii Kan ugu sarreeya, Waayo, waxaad hor mari doontaa Rabbiga hortiisa inaad jidadkiisa diyaargaraysid;
1.203342
Ni we azokiza umukene amutabaje, agakiza umuntu atagira uwiwe; ni we azobabara umugorwa n'umukene, akamukiriza amagara.
Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa.
1.203243
Naho bwari bwije, yari wenyene ng'aho.
Goortii makhribkii gaaray, keli ahaantiis ayuu halkaas ahaa.
1.203017
Abantu bawe bazoba abantu banje, n'Imana yawe ibe Imana yanje.'
Oo sidaas daraaddeed iyagu dadkaygii iigu ahaadaan, oo aniguna Ilaahooda baan ahaan doonaa.
1.202563
Ni koko, abo boshobora kwibagira, ariko jeho sinoshobora kukwibagira."
Malaha kuwaasu way illoobi karaan, aniguse weligay ku illoobi maayo.' *
1.202418
Ubwato bumaze kwuzura, Nowa yarinjijemwo ibikoko.
Markii uu dhismihii markabkii dhammeeyay Nuux xayawaankii wuu dhex geliyay gudihiisa.
1.20239
Arikw'inzira y'abagororotsi imeze nk'umuco wo mu gatondotondo,ugenda urushiriza gukayangana _ Abisezerano
Laakiinse waddada kuwa xaqa ahu waa sida iftiinka waaberiga oo kale, Kaas oo hadba soo kordha ilaa uu noqdo maalin cad.
1.200929
Ngiye kumukorera umufasha bikwiranye."
Anigu waxaan idiin xaqiijinayaa in aan noqonayo adeege shacbigiisa u shaqeeya"
1.200743
So wanyu wo mw'ijuru arazi ko mukeneye ivyo vyose.
Aabbihiinna jannada ku jiraa waa og yahay inaad waxaas oo dhan u baahan tihiin.
1.200722
"Isi yose iri mu maboko y'umubi."
'Dunida oo dhan waxay ku jirtaa gacanta kan sharka leh.
1.200362
Ntimuzi yuko ku kibuga c'abasiganwa bose biruka, ariko uwutwara ishimwe akaba umwe?
Miyaanad ogayn in kuwa tartan ku ordaa ay wada ordaan, laakiin mid uun baa dheefta hela?
1.199953
Impanuro ziranga ubukerebutsi zo mw'Ijambo ry'Imana zararokoye umubano wacu!"
Talada xigmadda leh uu Erayga Ilaahay na siiyay baa badbaadisay guurkayaga!"
1.199325
Ntimuzi ko ntegerezwa kuba ndi mu ngoro ya Data?'
Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo.
1.199111
Noa akaburira abantu ahakwiija k'omwijuro gw'amiizi, kwonka tibamuhurira.
"Cilmi buu lahaa nabigaasi aanu barnay, inkasta oo dadka badan kooda aanu garan neynin," [Surat: Yuusuf, 68]
1.198946
Niho wewe n'abahungu bawe, muzoba intore z'umwami; muzoterwa iteka, mwe n'abahungu bawe, mushikanirwe ifeza, inzahabu n'ayandi mashikanwa menshi.
Oo adiga iyo wiilashaada aad ka mid ah saaxiibada boqorka noqon doonaa, oo qani dahab iyo lacag iyo hadiyado badan. "
End of preview. Expand in Data Studio

Rundi-Somali_Sentence-Pairs Dataset

This dataset contains sentence pairs for African languages along with similarity scores. It can be used for machine translation, sentence alignment, or other natural language processing tasks.

This dataset is based on the NLLBv1 dataset, published on OPUS under an open-source initiative led by META. You can find more information here: OPUS - NLLB-v1

Metadata

  • File Name: Rundi-Somali_Sentence-Pairs
  • Number of Rows: 210469
  • Number of Columns: 3
  • Columns: score, Rundi, Somali

Dataset Description

The dataset contains sentence pairs in African languages with an associated similarity score. Each row consists of three columns:

  1. score: The similarity score between the two sentences (range from 0 to 1).
  2. Rundi: The first sentence in the pair (language 1).
  3. Somali: The second sentence in the pair (language 2).

This dataset is intended for use in training and evaluating machine learning models for tasks like translation, sentence similarity, and cross-lingual transfer learning.

References

Below are papers related to how the data was collected and used in various multilingual and cross-lingual applications:

[1] Holger Schwenk and Matthijs Douze, Learning Joint Multilingual Sentence Representations with Neural Machine Translation, ACL workshop on Representation Learning for NLP, 2017

[2] Holger Schwenk and Xian Li, A Corpus for Multilingual Document Classification in Eight Languages, LREC, pages 3548-3551, 2018.

[3] Holger Schwenk, Filtering and Mining Parallel Data in a Joint Multilingual Space ACL, July 2018

[4] Alexis Conneau, Guillaume Lample, Ruty Rinott, Adina Williams, Samuel R. Bowman, Holger Schwenk and Veselin Stoyanov, XNLI: Cross-lingual Sentence Understanding through Inference, EMNLP, 2018.

[5] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Margin-based Parallel Corpus Mining with Multilingual Sentence Embeddings arXiv, Nov 3 2018.

[6] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Massively Multilingual Sentence Embeddings for Zero-Shot Cross-Lingual Transfer and Beyond arXiv, Dec 26 2018.

[7] Holger Schwenk, Vishrav Chaudhary, Shuo Sun, Hongyu Gong and Paco Guzman, WikiMatrix: Mining 135M Parallel Sentences in 1620 Language Pairs from Wikipedia arXiv, July 11 2019.

[8] Holger Schwenk, Guillaume Wenzek, Sergey Edunov, Edouard Grave and Armand Joulin CCMatrix: Mining Billions of High-Quality Parallel Sentences on the WEB

[9] Paul-Ambroise Duquenne, Hongyu Gong, Holger Schwenk, Multimodal and Multilingual Embeddings for Large-Scale Speech Mining, NeurIPS 2021, pages 15748-15761.

[10] Kevin Heffernan, Onur Celebi, and Holger Schwenk, Bitext Mining Using Distilled Sentence Representations for Low-Resource Languages

Downloads last month
16

Collection including michsethowusu/rundi-somali_sentence-pairs