Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet
score
float32
1.04
1.25
Hausa
stringlengths
10
500
Somali
stringlengths
10
500
1.249478
Sa'an nan ne masu adalci za su haskaka kamar rana a Mulkin Ubansu.
Markaasaa kuwa xaqa ah ku dhalaali doonaan boqortooyada Aabbahood sida qorraxdu u dhalaalayso.
1.248898
Sai ka jira ni kwana bakwai, har in zo in sanar da kai abin da za ka yi."
Toddoba maalmood waa inaad i sugtaa, ilaa aan kuu imaado oo aan ku tuso waxaad samayn doonto.
1.245624
Yawancin mutane a zamanin Nuhu sun yi abin da bai da kyau.
Waqtigii Nuux dadka intooda badan xumaan bay sameeyeen.
1.240192
A shirye muke mu hori kowane rashin biyayya, saʼad da biyayyarku ta cika.
annagoo u diyaar ah inaannu ka aarsanno caasinimo oo dhan markii ay addeeciddiinnu kaamil noqoto.
1.239098
Mahukuncin dukan duniya ba zai yi adalci ba?"
Dunida oo dhan Xaakinkeedu miyuusan xaq samayn doonin?
1.236827
Kai ne duk mutanen haske da yara na yau.
Kulligiin waxaad tihiin carruurta nuurka iyo carruurta ee maanta.
1.23469
Idan Ibrahim da aka ayyana adalci ta wurin ayyuka, sa'an nan ya na da wani abu to fariya - amma ba a gaban Allah.
Waayo, haddii Ibraahim shuqullo xaq ku noqday, wax uu ku faano buu leeyahay ee Ilaah hortiisa ma aha.
1.23432
Kuma ina tsarkake kaina a gare su, cewa su ma ya kamata a tsarkake ta cikin gaskiya.
Oo aawadood ayaan quduus iskaga dhigaa, in iyagana xagga runta quduus lagaga dhigo.
1.23397
Amma waɗancan hadayu abin tunawa da zunubai ne na kowace shekara,
Laakiin allabaryadaas waxaa sannad walba lagu xusuustaa dembiyo.
1.232646
A ranar shariʼa, za a fi jin tausayin Taya da Sidon fiye da ku.
Laakiin maalinta xisaabta Turos iyo Siidoon waa idinka xisaab fududaan doonaan.
1.232401
Ku dogara ga hasken yayinda kuke da shi, don ku zama ʼyaʼyan haske."
Intaad nuurka haysataan, rumaysta nuurka, inaad noqotaan wiilasha nuurka.
1.231812
(Me "ya hau," yake nufi, in ba cewa dā ya sauka can ƙarƙashin ƙasa ba?
Haddaba, kor buu u baxay, micneheedu waa maxay haddayan ahayn inuu isagu hoos ugu degtay meelaha dhulka ugu hooseeya?
1.231684
44:5 The kofin da ka sace, shi ne cewa daga abin da Ubangijĩna drinks, kuma a cikin abin da ya saba wa gane alamun.
44:5 Koobka in aad xaday, waa in ka sayidkaygu wax ku cabbo, iyo wixii uu caadaysteen inay kala gartaan calaamadaha.
1.231005
(Wato, da aka ce "ya hau" ɗin, me aka fahimta, in ba cewa dā ya sauka a can ƙasa ba?
Haddaba, kor buu u baxay, micneheedu waa maxay haddayan ahayn inuu isagu hoos ugu degtay meelaha dhulka ugu hooseeya?
1.229711
To, ko ni ne, ko su ne, wannan shi ne abin da muke waʼazi, shi ne kuma abin da kuka gaskata.
Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.
1.229472
Amma suka yi shiru, don a hanya sun yi muhawarar ko wane ne babbansu.
Laakiin way aamuseen, waayo, intay jidka ku socdeen waxay ka wada hadlayeen kan ugu weyn.
1.228146
40:26 Bar har idanunku a kan high, ku ga wanda Ya halitta waɗannan abubuwa.
40:26 Bal indhahaaga kor u sare, oo bal arag kan abuuray waxyaalahan.
1.227996
Su ne sababbin safiya; Babban amincinku ne.
Subax walba way cusub yihiin, daacadnimadaaduna way weyn tahay.
1.227738
Sai ya ce musu, "Alʼumma za ta tasar wa alʼumma, mulki zai tasar wa mulki.
Markaasuu ku yidhi, Quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo.
1.226444
116; Kuma Muka taimake su, sabõda haka suka kasance mãsu rinjãya.
37|116|Waana u gargaaray, waxayna noqdeen kuwo adkaaday (sareeyey).
1.226303
Idan Ibrahim da aka ayyana adalci ta wurin ayyuka, sa'an nan ya na da wani abu to fariya - amma ba a gaban Allah.
Haddii Ibraahim shuqullo xaq ku, ka dibna waxa uu leeyahay wax uu ku faano ee - Ilaah hortiisa ma aha.
1.226218
"Ga shi, ina zuwa kamar ɓarawo!
(Oo bal eeg, Anigu waxaan u imanayaa sida tuug oo kale.
1.22608
Amma in wanzu cikin jiki, shi ya fi wajabta saboda ku.
laakiinse inaan jidhka ku sii jiro aad baa loogu sii baahan yahay idinka aawadiin.
1.22584
'Ya'yan' yan kasashen waje ba za su sha ruwan inabi, ga abin da kuka yi wahala a kanta. "
Oo wiilashii ajnabiga ah kama cabbi doono khamri, kaas oo aad ku hawshootay. "
1.225601
َ003-167 Kuma dõmin Ya san waɗanda suka yi munãfunci, kuma an ce musu: "Ku zo ku yi yãƙi a cikin hanyar Allah, kõ kuwa ku tunkuɗe."
Iyo si uu u imtixaano munaafiqiinta, oo inta lagu yiri, "Kaalaya, ku dirira Jidka Allaah ama [ugu yaraan] difaaca naftiinna."
1.224701
(Zafaniya 2:3) A wane lokaci ne hakan zai faru?
(Sefanyaah 2:3) Goormay waxan dhici doonaan?
1.223968
Lahira - wannan ita ce rayuwa ta hakika, in da sun san haka.
Daarta aakhiro waa nolol, hadaad ogtihiin (64) [9]
1.223725
Amma idan Ba'al ne, to bi shi. "
Laakiin hadday tahay Bacal, isaga raaca.
1.22349
Gama da a ce Yoshuwa ya ba su hutu, da Allah bai yi magana daga baya a kan wata rana dabam ba.
Waayo, haddii Yashuuca iyagii nasiyey, Ilaah markaas dabadeed kama uu hadleen maalin kale.
1.22333
24. ʼYanʼuwa, a duk matsayin da mutum yake saʼad da aka kira shi, sai yǎ kasance haka a sabuwar dangantakarsa da Allah.
Walaalayaalow, nin kastaa sidii loogu yeedhay ha sii ahaado, isagoo Ilaah la jira.
1.222887
11Su za su hallaka, amma kai kana nan;
11 Iyagu way baabbi'i doonaan, adiguse waad sii jiraysaa;
1.221161
Yesu ya yi tambaya, ya ce, "Ba duka goma ne aka tsabtace ba?
Ciisena waa u jawaabay oo ku yidhi, Tobankii miyaanay daahirsamin?
1.220993
24; A rãnar da harsunansu da hannãyensu, da ƙafãfunsu suke bãyar da shaida a kansu, game da abin da suka kasance sunã aikatãwa.
24|24|Maalinta Ay ku Marag-kici Carrabadoodu, Caemahoodu, iyo Lugahoodu waxay Camalfaleen.
1.22099
64; Lalle wannan, haƙĩƙa, gaskiya ne, husũmar mutãnen wutã.
38|64|Kaasina (doodaas) waa xaq sugan oo ah dooda ehelu naarka.
1.220881
Ya kira ku tare da dukan waɗanda suka bi shi don cike da Ruhu Mai Tsarki.
Isagu wuu idiin yeedhay adiga iyo kuwa raacsan oo dhan si ay uga buuxsamaan Ruuxa Quduuska ah.
1.220756
Ta haka ya bayyana ɗaukakarsa, almajiransa kuwa suka ba da gaskiya gare shi.
oo wuxuu ku muujiyey ammaantiisii, xertiisiina way rumaysteen.
1.220346
Da Yesu ya ce, "Ni ne," sai suka ja da baya suka fāɗi a ƙasa.
Sidaa daraaddeed Ciise markuu ku yidhi, Isagii baan ahay, dib bay u socdeen, oo dhulkay ku dhaceen.
1.22032
Amma, ubangijina, sarki, sũ ba duka bayinka?
Laakiin, boqorow, sayidkaygiiyow, Kuwaasi ma ah addoommadaada oo dhammuba?
1.21983
Duk abin da kuke yi, ku aikata shi da kyau. - Walt Disney
Wax kastoo aad sameyso, si wanaagsan u samee. - Walt Disney
1.219582
Ya amsa ya ce, "Duk tsiron da Ubana na sama bai shuka ba, za a tumɓuke shi daga saiwoyi.
Laakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Geed walba oo aan Aabbahayga jannada ku jiraa abuurin waa la rujin doonaa.
1.219364
"Kuma ko da mu bishara ne rufe kanta, an rufe ga waɗanda suke hallaka.
Laakiin injiilkayagu hadduu daboolan yahay, wuxuu ka daboolan yahay kuwa lumaya.
1.21864
24A rãnar da harsunansu da hannãyensu, da ƙafãfunsu suke bãyar da shaida a kansu, game da abin da suka kasance sunã aikatãwa.
24|24|Maalinta Ay ku Marag-kici Carrabadoodu, Caemahoodu, iyo Lugahoodu waxay Camalfaleen.
1.21772
63; "Wannan ita ce Jahannama wadda kuka kasance anã yi muku wa'adi da ita."
36|63|Tanina waa jahannamadii laydiinku yaboohay.
1.217126
Da suka yi waƙar yabon Allah, sai suka fita suka tafi Dutsen Zaitun.
Goortay gabay ammaan ah ku gabyeen waxay u baxeen Buur Saytuun.
1.216837
Na sayi wani gida a 2006.
Waxaan soo iibsaday guri ku yaal 2006.
1.216392
Duk da haka, kada ku yi farin ciki da cewa, kun sha ƙarfin ruhohi, amma ku yi farin ciki, domin an rubuta sunayenku a sama."
Laakiin tan ha ku farxina in jinniyadu ay idinka dambeeyaan, laakiin ku farxa in magacyadiinnu ay jannada ku qoran yihiin.
1.216377
Saboda Ubangiji, ku yi biyayya ga kowace hukumar da aka kafa cikin mutane: ko ga sarki, a matsayi wanda ya fi iko,
Rabbiga daraaddiis u addeeca amar kasta oo dadka, ama ha ahaado boqorka ka sarreeya dadka oo dhan,
1.216297
Amma, ya shugabana sarki, Duk ba bayinka bane??
Laakiin, boqorow, sayidkaygiiyow, Kuwaasi ma ah addoommadaada oo dhammuba?
1.216222
"Mutane tambaye ni a shows wani lokacin ma.
"Dadka mararka qaarkood aad i weydiiso at shows.
1.215642
Joseph bai shãfe matarsa Mary har ta haifi ɗanta na fari, Yesu Almasihu, Ɗan Allah ne!
Yuusuf ma taaban naagtiisa Mary ilaa ay dhashay wiilkeedii curadka ahaa, Ciise Masiix, oo ah Wiilka Ilaah!
1.214784
"Aka rubuta littafin tunawa a gabansa, domin waɗanda suke jin tsoron Ubangiji, masu tunawa da sunansa.
Iyo kitaab xusuuseed baa loogu qoray hortiisa, kuwa Rabbiga ka cabsada iyo kuwa ka fiirsan magiciisa.
1.214292
"Ko da yake shi Ɗa ne, ya koyi biyayya ta abin da ya sha wahala.
In kastuu wiil ahaa, weliba wuxuu addeecid ku bartay waxyaalihii uu ku xanuunsaday;
1.214286
Waɗannan abubuwa sun faru don a cika Nassi ne cewa: "Ba ko ɗaya daga cikin ƙasusuwansa da za a karya,"
Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo.
1.214001
Ɗan Allah yana shirye ya ba da kyauta na ruhaniya ga kowane mai bi.
Wiilka Ilaah wuxuu diyaar u yahay inuu hadiyadaha ruuxiga ah siiyo qof kasta oo rumayste ah.
1.212566
Ka san cewa Allah ne wani ɓangare na aure kawai kamar yadda biyu daga gare ku akwai, da kuma cewa da babbar.
Waad og tahay inaan Ilaah waa qayb ka mid ah guurka kaliya sida ugu badan ee laba idinka mid yihiin, iyo in ay weyn.
1.212003
Muna da tabbaci cikin Ubangiji cewa kuna bin umarnai da muka yi muku, za ku kuma ci gaba da yin abubuwan da muka umarta.
Xaggiinnana Rabbiga waannu aaminsan nahay inaad samaysaan oo aad samayn doontaan wixii aannu idinku amarno.
1.211689
Duk mai wannan bege a cikinsa yakan tsarkake kansa, kamar yadda yake da tsabta.
Oo mid kasta oo waxyaalahaas ka rajeeyaa isaga, naftiisuu daahiriyaa siduu isaguba daahir u yahay.
1.211647
Balaʼi na fari ya wuce, sauran balaʼi biyu suna nan zuwa.
Hooggii kowaad wuu dhammaaday; oo bal eeg, weli waxaa dhiman oo hadda ka dib imanaya laba hoog oo kale.
1.211466
"Albarka tā fi tabbata ga waɗanda ke jin maganar Allah, suke kuma kiyaye ta.
"Waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya.
1.211345
Saboda haka, yanzu wataƙila ya miƙa hannunsa ya ɗauka daga itacen rai, kuma ku ci, kuma rayuwa har abada. "
Sidaa darteed, hadda waxaa suurtowda inuu gacantiisa gelin bixiyey in iyo sidoo kale qaadan geedka nolosha ka, iyo cuno, oo ku nool waara. "
1.211293
Ta haka muka san cewa mu na gaskiya ne, har muna kwanciyar rai a gabansa
Oo taasaynu ku garan doonnaa inaynu kuwa runta nahay, oo aynu isaga hortiisa qalbigeenna kaga dhiiro gelin doonnaa
1.211072
4Za su ga fuskarsa, sunansa kuma zai kasance a goshinsu.
4 oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.
1.21051
Alʼummai za su yi tafiya cikin hasken birnin, sarakunan duniya kuma za su kawo darajarsu cikin birnin.
Oo quruumuhuna waxay ku dhex socon doonaan iftiinkeeda, oo boqorrada dhulkuna ammaantooda iyaday soo gelin doonaan.
1.210501
Babu addini, falsafar, doka ko kimiyya zai kusantar da kai kusa da Allah.
Diinta, falsafada, sharciga ama sayniska kuma soo dhawayn doonaan Ilaah.
1.210473
Suna kan tafiya a hanya, sai wani mutum ya ce masa, "Zan bi ka, duk inda za ka."
Oo intay jidka ku socdeen nin baa ku yidhi isaga, Waan ku raacayaa meel alla meeshaad tagtidba.
1.210196
"Ko da yake shi Ɗa ne, ya koyi biyayya ta abin da ya sha wahala.
8 In kastuu wiil ahaa, weliba wuxuu addeecid ku bartay waxyaalihii uu ku xanuunsaday;
1.209639
kalma, kuma bawana zai zama healed.2
hadalka, iyo addoon ii noqon doona healed.2
1.209199
Amma ni, saʼad da an ɗaga ni daga ƙasa, zan ja dukan mutane gare ni."
Aniguna haddii kor layga qaado dhulka, dhammaan xaggaygaan u soo jiidi doona.
1.209179
Tabbas wata rana zasu zama sarakunan duniya.
Sida xaqiiqada ah maalin maalmaha ka mid waxay noqon doonaan boqorrada dhulka.
1.208258
Haka kuma a nassin nan ya ce, "Ba za su taɓa shiga hutuna ba."
Meeshatanna mar kale wuxuu yidhi, Iyagu nasashadayda ma geli doonaan.
1.208174
Ba ku san cewa, dole in kasance a gidan Ubana ba?" 50Amma ba su fahimci abin da yake faɗin musu ba.
Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo? 50 Laakiin way garan waayeen hadalkii uu kula hadlay.
1.207909
Da yawa kuwa za su bi fajircinsu, har za a kushe hanyar gaskiya saboda su.
Kuwa badan baa raaci doona ficiladooda nijaasta ah, oo sababtooda ayaa loo caayi doonaa jidka runta ah.
1.20781
Ba zan iya jira don karanta littattafanku ba! "
Ma sugi karo inaan aqriyo buugaagtaada! "
1.207485
Dole sai an fara yin waʼazin bishara ga dukan alʼummai.
Horta injiilka waa in lagu wacdiyo quruumaha oo dhan.
1.207291
Ya iya tada matattu kuma zai yi hukunci a duniya.
Waxa uu awoodaa inuu sara kiciyo kuwa dhintay, wuxuu xukumi doonaa adduunka.
1.207014
Sai dai kowa da lokacinsa: Kiristi ne nunan fari; saʼan nan saʼad da ya dawo; za a ta da waɗanda suke nasa.
laakiin mid kasta markiisa, Masiixa midhaha ugu horreeya, markaas kuwa Masiixana wakhtiga imaatinkiisa.
1.206969
َ090-010 Kuma ba Mu shiryar da shi ga hanyõyi biyu ba?
90|10|Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).
1.206513
arba'in da kwana, da kai tsaye tattaunawa tsakanin Allah da Musa, da na baka
afartan maalmood, isagoo wada-hadal toos ah oo u dhexeeya Ilaah iyo Muuseba, oo afka laga qaato ee
1.206366
"Ku sa ido a sararin sama , Yarana masu daɗi, domin ba da daɗewa ba za ku ga wani babban abu yana zuwa gare ku.
"Indhaha cirka ku hay , carruurtaydii macaanayd, maxaa yeelay goor dhow waxaad arki doontaa shay weyn oo ku soo socda.
1.206287
Kai ne biyar zuwa shida da ƙarya annabawa, masu wa'azi da kuma fastoci.
Waxaad tahay shan ilaa lix nebiyo been ah, wacyigaliyo iyo wadaadada.
1.206123
Amma ni, saʼad da an ɗaga ni daga ƙasa, zan ja dukan mutane gare ni."
Aniguna haddii kor layga qaado dhulka, dhammaan xaggaygaan u soo jiidi doonaa.
1.205941
Sun yi aiki a gare ni, kuma za su yi aiki a gare ku. "
Waxay iiga shaqeeyeen aniga, iyaguna way kuu shaqeyn doonaan. "
1.205918
5:15 Kuma mutum zai ruku'u, kuma mutum zai kaskantar, Idanun Maɗaukaki kuwa za su ƙasƙantar da kai.
5:15 Markaasaa ninkii la foororsatay doonaa, iyo nin waa la hoosaysiin doonaa, oo kuwa indhaha la sarraysiiyey waa la hoosaysiin doonaa.
1.20544
Amma duk da haka ba za su iya gane aikin Allah, daga farko har zuwa ƙarshe. "
Weli ma ay garan karaan shuqulkii Ilaah, tan iyo bilowgii ilaa dhammaadka. "
1.204528
(Zamu yi magana game da hakan a cikin minti daya.)
(Waxaan ka hadli doonnaa taas daqiiqad gudaheed.)
1.204162
Gama a nan ba mu da dawwamammen birni, sai dai muna zuba ido a kan birnin nan mai zuwa.
Waayo, innagu halkan kuma lihin magaalo sii raagaysa, laakiin waxaynu doondoonaynaa tan iman doonta.
1.203986
Na tambaye shi biyu more phones.
Ayaan waxaan isagii weyddiistay laba telefoonada dheeraad ah.
1.203453
Allah ƙauna ne;Ƙaunarsa kamar teku ce marar iyaka.
Ilaah waa jacayl; Naxariistiisu waa sida badda aan dhammayn.
1.203329
"Sai ya ce, 'Abokin gāba ne ya yi wannan.'
Wuxuu ku yidhi, Nin cadow ah ayaa waxan sameeyey.
1.203316
1:23 Wanne ne jikinsa kuma wannan shine cikar wanda ke aikata komai da kowa.
1:23 taas oo ah jidhkiisa oo waa buuxnaanta isaga wax kasta wax kasta oo qof kasta.
1.202957
Na yi fushi da fushinka, hukuncinka kuwa adali ne.
Anigoo cadhaysan ayaan u cadhooday, Oo xukummadaaduna waa xaq.
1.202548
Me za ku ce ke nan, in kuka gan Ɗan Mutum yana hawa zuwa inda yake dā!
Haddaba maxay noqon haddaad aragtaan Wiilka Aadanaha oo kor ugu baxaya meeshuu markii hore joogi jiray?
1.202437
Za ka iya saduwa da Allah da kuma ji daga gare shi a kowace rana a cikin kalma.
Waxaad la kulmi kartaa, Ilaah iyo maalin kasta isaga ka maqal oo eraygiisa.
1.201349
212Lalle ne sũ, daga saurãre, haƙĩƙa, waɗanda aka nĩsantar ne.
(212) Shayaadiintu Maqalka waa ka Fogyihiin.
1.201075
To, idan sun yi yaƙi da ku, lalle za mu taimake ku. '
Haddii idiinla dagaalamayaan sida xaqiiqada ah waxaannu kaa caawin doonaa. '
1.200065
a kan zunubi, domin mutane ba su gaskata da ni ba.
xagga dembiga, waayo, way i rumaysan waayeen;
1.199816
Wani lokaci, I just tunanin Our Lady, da kanta.
Mararka qaar, waxaan kaliya ka fekero Our Lady, nafteeda.
1.199795
In dai muna da abinci da sutura, ai, sai mu gamsu da su.
Laakiinse haddaynu haysanno dhar iyo dhuuni, way inagu filnaan doonaan.
1.199542
Kuma suka yi ihu da babbar murya, suna cewa: "Ceto ga Allahnmu wanda yake zaune a kan kursiyin, da kuma ga Dan Rago."
Oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn, iyagoo leh, Badbaado waxaa leh Ilaahayaga carshiga ku fadhiya iyo Wanka.
1.199406
Ni ban isa a ƙara kira na ɗanka ba.'
Hadda ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga ma ihi. "
End of preview. Expand in Data Studio

Hausa-Somali_Sentence-Pairs Dataset

This dataset contains sentence pairs for African languages along with similarity scores. It can be used for machine translation, sentence alignment, or other natural language processing tasks.

This dataset is based on the NLLBv1 dataset, published on OPUS under an open-source initiative led by META. You can find more information here: OPUS - NLLB-v1

Metadata

  • File Name: Hausa-Somali_Sentence-Pairs
  • Number of Rows: 530060
  • Number of Columns: 3
  • Columns: score, Hausa, Somali

Dataset Description

The dataset contains sentence pairs in African languages with an associated similarity score. Each row consists of three columns:

  1. score: The similarity score between the two sentences (range from 0 to 1).
  2. Hausa: The first sentence in the pair (language 1).
  3. Somali: The second sentence in the pair (language 2).

This dataset is intended for use in training and evaluating machine learning models for tasks like translation, sentence similarity, and cross-lingual transfer learning.

References

Below are papers related to how the data was collected and used in various multilingual and cross-lingual applications:

[1] Holger Schwenk and Matthijs Douze, Learning Joint Multilingual Sentence Representations with Neural Machine Translation, ACL workshop on Representation Learning for NLP, 2017

[2] Holger Schwenk and Xian Li, A Corpus for Multilingual Document Classification in Eight Languages, LREC, pages 3548-3551, 2018.

[3] Holger Schwenk, Filtering and Mining Parallel Data in a Joint Multilingual Space ACL, July 2018

[4] Alexis Conneau, Guillaume Lample, Ruty Rinott, Adina Williams, Samuel R. Bowman, Holger Schwenk and Veselin Stoyanov, XNLI: Cross-lingual Sentence Understanding through Inference, EMNLP, 2018.

[5] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Margin-based Parallel Corpus Mining with Multilingual Sentence Embeddings arXiv, Nov 3 2018.

[6] Mikel Artetxe and Holger Schwenk, Massively Multilingual Sentence Embeddings for Zero-Shot Cross-Lingual Transfer and Beyond arXiv, Dec 26 2018.

[7] Holger Schwenk, Vishrav Chaudhary, Shuo Sun, Hongyu Gong and Paco Guzman, WikiMatrix: Mining 135M Parallel Sentences in 1620 Language Pairs from Wikipedia arXiv, July 11 2019.

[8] Holger Schwenk, Guillaume Wenzek, Sergey Edunov, Edouard Grave and Armand Joulin CCMatrix: Mining Billions of High-Quality Parallel Sentences on the WEB

[9] Paul-Ambroise Duquenne, Hongyu Gong, Holger Schwenk, Multimodal and Multilingual Embeddings for Large-Scale Speech Mining, NeurIPS 2021, pages 15748-15761.

[10] Kevin Heffernan, Onur Celebi, and Holger Schwenk, Bitext Mining Using Distilled Sentence Representations for Low-Resource Languages

Downloads last month
18

Collection including michsethowusu/hausa-somali_sentence-pairs