text
string | audio
audio |
|---|---|
Dib u sharax fadlan
| |
Diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin
| |
Dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh
| |
Dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda
| |
Dulqaad yeelo oo dadaal badan samee
| |
Dulqaadku waa furaha guusha
| |
Fadlan igu soo ogeysii haddii aad go aansato
| |
Fadlan kala shaqeeya saaxiibkiin
| |
Fadlan la xiriir qofka masuulka ah
| |
Fadlan ma igu celin kartaa
| |
Fadlan siwanagsan u fiirsada casharka
| |
Fahamka ayaa ka muhiimsan xifdinta
| |
Fahamka wanaagsan wuxuu ka muhiimsan yahay xifdiga
| |
Fahamku waa muhiim marka la barto cilmiga
| |
Fasal hagaagsan wuxuu ka caawiyaa ardayga waxbarashadiisa
| |
Fasalka dhexdiisa macallinku wuxuu sharxayaa cashar xiiso badan ardayduna si fiican ayay u dhageysanayaan
| |
Fasalka waa in uu ahaadaa mid nadaafadiisu fiican tahay
| |
Fasaxa xagaaga dadku waxay door bidaan inay xeebaha aadaan
| |
Fiidiyowga ciyaaraha waa nooc cusub oo madadaalo ah
| |
Fikradaha cusub waa muhiim waxbarashada
| |
Gaadiidka safarka loo isticmaalo waxay noqon karaan diyaarado tareenno ama dooman
| |
Garoonka kubadda cagta waa meel buuq badan marka kooxuhu ciyaarayaan
| |
Geedaha waxay u muuqdaan kuwo dhaadheer oo qurux badan
| |
Goorma ayay kulanku dhici doonaa
| |
Guusha ugu weyn waa midda ka dhalata dadaalka
| |
Guushaada adigaa iska leh
| |
Guushaada waxay kugu xiran tahay dadaalkaaga
| |
Guushaadu waxay ku xiran tahay shaqada aad qabatay
| |
Guushu ma timaado hal habeen waxay u baahan tahay dulqaad iyo halgan
| |
Guushu waa mid u timaadda kuwa sabra
| |
Guushu waxay timaaddaa markii aad dadaasho
| |
Ha baqin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa
| |
Ha cabirin walaaca ee xoogga saar dadaalkaaga
| |
Ha dayicin fursadahaaga
| |
Ha dhayalsan waxbarashadaada
| |
Ha ilaawin inaad maareeyso waqtigaaga
| |
Ha ilaawin inaad salaad tukato oo aad duceeysato intaana lagaarin
| |
Ha iloobin in guusha ay u timaado kuwa dadaala
| |
Ha iloobin inaa sooqabato shaqada guriga
| |
Ha iloobin inaad nasato si aad u hesho firfircooni
| |
Ha iloobin inaad nasato si maskaxdaadu u firfircoonaato
| |
Ha is barbar dhigin naftaada iyo qof kale
| |
Ha iska lumin waqti badan ee bilow hadda
| |
Ha isku hallayn wax yar ee wax badan baro
| |
Ha ka welwelin waxa aad waayi doonto ee xoogga saar waxa aad heli doonto
| |
Ha ka welwelin waxaan kuu soo bandhigi doonaa xalal fiican
| |
Ha lumin wakhti bilow shaqadaada
| |
Ha niyad jabin dadaalkaagu wuu muuqan doonaa
| |
Ha niyad jabin rajadaadu ha ahaato mid sareysa
| |
Ha quusan hadaa wax qalado ee isku day mar kale
| |
Ha quusan haddii aad khalad sameyso ee wax ka baro qaladkaaga
| |
Ha sugin maalinta ugu dambeysa inta laga gaaro ee waxbarashadaada horey u bilow
| |
Habeenkii cirka miyiga waxaa ka muuqdo xiddigo aad u badan oo si qurux badan u iftiimaya
| |
Habeenkii xiddiguhu cirka aad ayay u iftiimaan dayaxuna si qurux badan ayuu u nuurayaa
| |
Hadaf la aan shaqo lagu maareyn karo ma jirto Shaqada la qabtaa waxay keenaysaa farxad nololeed
| |
Hadaf la aan shaqo qabashadu ma leh micno Maalin kasta wax cusub barashadu waxay horumarinaysaa xirfadahaaga
| |
Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya
| |
Hadallada macaan iyo hadiyadaha yar yar ayaa jacaylka sii xoojiya
| |
Haddii aad dadaasho guushu waa dhankaaga
| |
Haddii aad dadaasho waxaad heleeysaa natiijado wanaagsan
| |
Haddii aad dadaasho waxaad heli doontaa natiijo wanaagsan
| |
Haddii aad doonto waxaan kuu sheegi doonaa fursadaha kala duwan
| |
Haddii aad firaaqo haysato waan ku caawin karaa
| |
Haddii aad guul rabto ha ka baqin guuldarrada
| |
Haddii aad qorsheynayso safar diyaar ma u tahay
| |
Haddii aad rabto in lagu aqoonsado waa inaad dadaal badan muujisaa
| |
Haddii aad rabto inaad wax barato si fiican u dhageyso
| |
Haddii aad rabto inaad wax qabad sare gaarto waa inaad waqti fiican gelisaa
| |
Haddii aad rabto waan kula socodsiin karaa
| |
Haddii aad shaqeyso waxaad heli doontaa natiijo fiican
| |
Haddii aad si fiican wax u barato imtixaanku dhib ma noqonayo
| |
Haddii aad timaaddo waan kaa caawin doonaa
| |
Haddii aad u baahan tahay caawimo fadlan soo sheeg
| |
Haddii aad u baahan tahay waan ku caawin karaa
| |
Hal abuurku wuxuu kobciyaa maskaxda ardayga
| |
Halgan la’aan guul lama gaaro
| |
Hawlaha la qorsheeyo waa kuwa si fudud loo dhammeeyo
| |
Himiladaadu ha ahaato mid cad
| |
Himiladaadu ha noqoto mid sare
| |
Himilo la’aan waa nolol macno la’aan ah
| |
Hooyadayna ma jirto oraah u cadaalad falaysa qoraalna kuma filna in laga hadlo iyada ayaa wanaag ah iyada ayaa wax walba ah
| |
Hooyo jacayl badan waxay caruurteeda siisaa kalsooni
| |
Hufnaanta shaqada waxay keentaa sumcad wanaagsan
| |
Hurdada wanaagsan waxay kaa caawinaysaa inaad xasuusato wax badan
| |
Ilaahay ha kuu fududeeyo
| |
Imtixaanka ka hor naso oo maskaxdaada deji
| |
Imtixaanku ma ahan caqabad ee waa fursad aad ku horumarto
| |
Imtixaanku waa cabirka aqoonta ardayga
| |
Imtixaanku waa fursad aad ku muujiso aqoontaada iyo tayada waxa aad soo baratay
| |
Imtixaanku waa hal tillaabo oo kamid ah safarkaaga waxbarasho
| |
Imtixaanku waa kaliya fursad aad wax badan ku barato
| |
Imtixaanku waa kaliya hal marxalad oo noloshadaada ah
| |
Imtixaanku waa tijaabo ee ha ka cabsan
| |
Imtixaanku wuxuu bilaaban doonaa goor dhow
| |
Imtixaanku wuxuu muujinayaa dadaalka aad bixisay
| |
Injineernimo Waa barshadu Cilmi ku saabsan dhismaha iyo farsamada
| |
Is deji oo si tartiib ah uga fikir
| |
Is maqal la aantu waxay curyaamisaa xiriirka saaxiibtinimo
| |
Isbedel joogto ah oo lagu sameeyo shaqada wuxuu keenayaa horumar Awoodda qofku waa mid lagu xoojiyo dadaal iyo waayo aragnimo
| |
Isku day inaad si fiican u hadasho oo muujiso fikirkaaga
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.